Shaxda rasmiga ah kulanka Brighton iyo Arsenal ee horyaalka Premier League oo la shaaciyay

(England) 20 Juun 2020. Kooxda kubadda cagta Brighton & Hove Albion ayaa naadiga Arsenal ku soo dhoweynaysa garoonka The American Express Community si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England.
Waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan labada kooxood Brighton iyo Arsenal.
Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-
Brighton XI:
Arsenal XI:
Gool FM.