Shaxda rasmiga ah kulanka Tottenham iyo Man United ee horyaalka Premier League oo la shaaciyay… (Miyey ku wada bilowdeen Bruno iyo Pogba?)

(London) 19 Juun 2020 Kooxda kubadda cagta Tottenham ayaa naadiga Man United ku soo dhoweynaysa garoonka Tottenham Hotspur Stadium si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League ee dalka England.

Waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan labada kooxood Tottenham iyo Man United.

Kane ayaa ku bilawday safka Spurs, iyadoo Rashford uu wajahayo Son.

Fernanades ayaa ku bilowday safka hore ee Man United, waxaana khadka dhexe ku wehliya Fred iyo  McTominay, iyadoo keydka la dhigay Pogba.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-

Safka hore ee Tottenham: Lloris, Aurier, Sanchez, Dier, Davies, Winks, Sissoko, Bergwijn, Lamela, Son, Kane.

Keydka Tottenham: Gazzaniga, Alderweireld, Vertonghen, White, Sessegnon, Ndombele, Lo Celso, Skipp, Fernandes.

Safka hore ee Man Utd: De Gea, Wan-Bissaka, Lindelof, Maguire, Shaw, Fred, McTominay, Fernandes, James, Martial, Rashford.

Keydka Man United: Romero, Bailly, Williams, Matic, Pogba, Mata, Lingard, Ighalo, Greenwood.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close