Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Sevilla iyo Barcelona ee horyaalka La Liga oo la shaaciyay

(Spain) 19 Juun 2020. Kooxda kubadda cagta Sevilla ayaa naadiga Barcelona ku soo dhoweynaysa garoonka R. Sanchez Pizjuan si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka La Liga ee dalka Spain.

Waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan labada kooxood Sevilla iyo Barcelona.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-

Sevilla XI:

Image

Barcelona XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close