Kulamada CAAWA laga ciyaarayo Yurub iyo saacadaha ay soo galayaan

(Yurub) 19 Juun 2020. Waxaa Caawa kulamo kala duwan ka dhici doona qaarada Yurub, gaar ahaan horyaalada Premier League Iyo La Liga.

Kulanka ugu wayn ee horyaalka Premier League ayaa waxaa fooda isku tari doona caawa kooxaha Tottenham Hotspur iyo Manchester United.

Kulamada Premier League iyo saacadaha ay soo galayaan:

8:00 Habeenimo: Norwich City vs Southampton.

10:15 Habeenimo: Tottenham vs Manchester United.

Horyaalka La Liga ee dalka Spain:

8:30 Habeenimo: Granada vs Villarreal.

8:30 Habeenimo: Mallorca vs Leganes.

11:00 Habeenimo: Sevilla vs Barcelona.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close