Day: June 19, 2020
-
Spain
Kooxaha Sevilla iyo Barcelona oo dhibcaha ku qeyb saday garoonka Ramón Sanchez Pizjuan… +SAWIRRO
(Spain) 20 Juun 2020. Kooxaha Sevilla iyo Barcelona ayaa dhibcaha ku qeyb saday garoonka Ramón Sanchez Pizjuan, kaddib markii ay ku…
Read More » -
England
Kooxaha Tottenham Hotspur iyo Manchester United oo barbaro ku kala baxay… +SAWIRRO
(London) 20 Juun 2020. Kooxaha Tottenham Hotspur iyo Manchester United ayaa dhibca qeyb saday kaddib markii ay ku kala baxeen bar-bardhac…
Read More » -
Spain
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Sevilla iyo Barcelona ee horyaalka La Liga oo la shaaciyay
(Spain) 19 Juun 2020. Kooxda kubadda cagta Sevilla ayaa naadiga Barcelona ku soo dhoweynaysa garoonka R. Sanchez Pizjuan si ay u…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Tottenham iyo Man United ee horyaalka Premier League oo la shaaciyay… (Miyey ku wada bilowdeen Bruno iyo Pogba?)
(London) 19 Juun 2020 Kooxda kubadda cagta Tottenham ayaa naadiga Man United ku soo dhoweynaysa garoonka Tottenham Hotspur Stadium si ay…
Read More » -
England
“Mala tartami karno kooxaha Manchester United iyo Chelsea” – Jose Mourinho
(London) 19 Juun 2020. Tababaraha reer Portugal iyo kooxda Tottenham Hotspur ee Jose Mourinho ayaa sheegay inay ku adag tahay inuu…
Read More » -
Italy
“Ma aanan dareemin bixitaanka Cristiano Ronaldo sababtoo ah waxaan heysanaa Lionel Messi” – Javier Tebas
(Spain) 19 Juun 2020. Madaxweynaha horyaalka La Liga ee Javier Tebas ayaa sheegay inaysan dareemin bixitaanka Cristiano Ronaldo ee kooxda…
Read More » -
England
Chelsea oo diyaar u ah inay iska iibiso N’Golo Kante & ujeeddada ka dambeysa iibkiisa oo daaha laga rogay
(London) 19 Juun 2020. Kooxda kubadda cagta ee Chelsea ayaa lagu soo warramayaa ugu dambeyn inay laacibkeeda N’Golo Kante iibineyso xagaagan…
Read More » -
England
DEG DEG: Guardiola oo xaqiijiyay mid ka mid ah xiddigaha Man City inuu diiday saxiixa heshiis cusub, kooxdana uu ka tagay…(Ogow kooxda xigta ee ku biiri doono)
(Manchester) 19 Juun 2020. Kooxda kubadda cagta ee Manchester City ayaa ugu dambeyn ka quusatay inay qandaraas cusub u gacan galiyaan…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
DEG DEG: Maxkammaddii qabatay dacwadii u dhexeysay Neymar iyo Barcelona oo go’aan cad ku kala saartay… (Yaa guuleystay?)
(Paris) 19 Juun 2020. Waxaa muddo soo jiitameysay dacwadii uu Neymar ka gudbiyay kooxda Barcelona ee ahayd inaysan siinin gunnooyin uu…
Read More » -
Spain
Kulanka Barcelona ay wajaheyso Sevilla oo muhiimmad gaar ah u leh Lionel Messi…(Muxuu doonayaa?)
(Seville) 19 Juun 2020. Awoodda uu Messi u leeyahay inuu marwalba heer sare u ciyaaro ayaa ah mid loo riyaaqay, waxaana…
Read More »