Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Real Madrid iyo Valencia ee horyaalka La Liga oo la shaaciyay

(Madrid) 18 Juun 2020 Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa naadiga Valencia ku soo dhoweynaysa garoonka Alfredo Di Stefano si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka La Liga ee dalka Spain.

Waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan labada kooxood Real Madrid iyo Valencia.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-

Real Madrid XI: Ramos, Modric, Benzema, Kroos, Hazard, Courtois, Casemiro, Carvajal, Varane, F Mendy, Valverde

Keydka Real: Bale, Marcelo, James, Areola, Asensio, Militao, Brahim, Vinicius, Javi Hernández, Rodrygo, Altube

Valencia XI: Wass, Parejo, Mangala, Rodrigo, Cillessen, Kondogbia, Gaya, Soler, Maxi Gomez, Ferran Torres, Hugo Guillamón

Keydka Valencia: Gameiro, Jaume Costa, Coquelin, Cheryshev, Sobrino, Florenzi, Domenech, Guedes, Diakhaby, Manu Vallejo, Lee Kang-In, Correia.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close