“Haddii aan heysan lahaa miisaaniyadda Real Madrid, waxaan la soo saxiixan lahaa xiddiggan” – Ronaldo

(Spain) 18 Juun 2020. Laacibkii hore kooxda Real Madrid iyo xulka qaranka Brazil Luís Nazário de Lima Ronaldo ayaa shaaca ka qaaday ciyaaryahanka uu jeclaan lahaa inuu ku soo daro kooxdiisa.

Shir jaraa’id uu ka soo muuqday Laacibkii hore kooxda Real Madrid iyo xulka qaranka Brazil ee Ronaldo ayaa wuxuu kaga hadlay:

Ronaldo Nazario y Kylian Mbappé.

“Haddii aan lahaan lahaa miisaaniyad Real Madrid, waxaan lasoo saxiixan lahaa Kylian Mbappé”.

“Wuxuu i soo xasuusinayaa nafsadeyda, xoogaa yar ee ku saabsan, xawaarahiisa, taabashadiisa ugu dambeysa, iyo qaabka uu kubadda u shuudo” ayuu yiri halyeyga reer Brazil ee Ronaldo.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close