Day: June 18, 2020
-
Spain
Real Madrid oo guul ay u qalantay kaga gaartay kooxda Valencia garoonka Alfredo Di Stefano… +SAWIRRO
(Madrid) 19 Juun 2020. Real Madrid ayaa guul ay u qalantay kaga gaartay kooxda Valencia garoonka Alfredo Di Stefano, kaddib markii…
Read More » -
England
Jürgen Klopp oo ka hadlay xaalada dhaawacyo ee kooxda Liverpool, kahor kulanka Everton
(Liverpool) 18 Juun 2020. Liverpool uu hogaaminayo tababare Jürgen Klopp ayaa sii wadaysa diyaar garowga xoogan ay ku jirto, kulanka…
Read More » -
Spain
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Real Madrid iyo Valencia ee horyaalka La Liga oo la shaaciyay
(Madrid) 18 Juun 2020 Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa naadiga Valencia ku soo dhoweynaysa garoonka Alfredo Di Stefano si ay…
Read More » -
Spain
“Haddii aan heysan lahaa miisaaniyadda Real Madrid, waxaan la soo saxiixan lahaa xiddiggan” – Ronaldo
(Spain) 18 Juun 2020. Laacibkii hore kooxda Real Madrid iyo xulka qaranka Brazil Luís Nazário de Lima Ronaldo ayaa shaaca ka…
Read More » -
Spain
Quique Setién oo ka yaabiyay taageerayaasha Barcelona kaddib markii uu si cajiib ah kaga hadlay kulamada ka harsan xilli ciyaareedka
(Spain) 18 Juun 2020. Tababaraha reer Spain ee Quique Setién ayaa ka yaabiyay taageerayaasha Blaugrana, kaddib markii uu ka hadlay…
Read More » -
Horyaallada
Kooxda Horseed oo sii dheereysatay hoggaanka horyaalka Somali Premier League kaddib markii ay xasuuqday Raadsan
(Muqdisho) 18 Juun 2020. Kooxaha Horseed iyo Raadsan ayaa galabta ku hardamay garoonka Eng Yariisow, ciyaar qeyb ka ah horyaalka…
Read More » -
England
Miyuu Harry Kane ku soo bilaabanayaa kulanka habeen dambe dhexmari doona Kooxaha Tottenham iyo Man United? – Jose ayaa ka jawaabaya
(London) 18 Juun 2020. Tababaraha kooxda kubadda cagta Tottenham ee Jose Mourinho ayaa xaqiijiyey in kabtanka xulka qaranka England ee…
Read More » -
England
Eric Garcia oo Isbitaalka laga soo saaray kaddib dhaawicii halista ahaa ee xalay soo gaaray kulankii Man City iyo Arsenal
(London) 18 Juun 2020. Eric Garcia ayaa Isbitaalka ka soo baxay kaddib markii loola cararay xalay markii uu ku dhaawacmay…
Read More » -
England
Mesut Ozil oo jawaab lama filaan ah Twitter-kiisa kaga bixiyey in laga reebay gabi ahaan safkii kooxda Arsenal ee xalay guuldarrada kala soo laabtay Man City
(London) 18 Juun 2020. Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Arsenal Mesut Ozil ayaa baraha bulshada soo beegsaday isagoo jawaab lama filaan…
Read More » -
Horyaallada
RASMI: Liiska xiddigaha kooxda Barcelona ay kala hortagayso Sevilla oo la shaaciyey… (MSG oo hoggaaminaya & Alba oo dib u soo laabtay)
(Barcelona) 18 Juun 2020. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda kubadda cagta Barcelona ay kala hortagayso Naadiga Sevilla, waxaana hoggaanka…
Read More »