Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Napoli iyo Juventus ee finalka Coppa Italia oo la shaaciyay

(Roma) 17 Juun 2020. Kooxaha Napoli iyo Juventus ayaa caawa ku balansan garoonka Stadio Olimpico ee caasimada Roma, si ay u wada ciyaaraan finalka Coppa Italia.

Haddaba waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan ee kooxaha Napoli iyo Juventus.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-

Napoli XI:

Image

Juventus XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close