Day: June 17, 2020
-
Italy
Luís Nani oo shaaca ka qaaday halka uu ku sii jeedo Cristiano Ronaldo
(Yurub) 17 Juun 2020. Laacibka reer Portugal ee Luís Nani ayaa sheegay in saaxiibkiis Cristiano Ronaldo uu ku soo afjari karo…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Man City iyo Arsenal ee horyaalka Premier League oo la shaaciyay
(Manchester) 17 Juun 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa naadiga Arsenal ku soo dhoweynaysa garoonkeeda Etihad si ay u…
Read More » -
England
RASMI: Xilliga la ciyaari doono tartanka EURO 2020, kaasoo loo bedelay sanadka 2021-ka oo shaaca laga qaaday
(Yurub) 17 Juun 2020. Xiriirka kubadda cagta qaaradda Yurub ee UEFA ayaa maanta xaqiijiyay in tartanka qarammada Yurub ee EURO 2020…
Read More » -
Italy
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Napoli iyo Juventus ee finalka Coppa Italia oo la shaaciyay
(Roma) 17 Juun 2020. Kooxaha Napoli iyo Juventus ayaa caawa ku balansan garoonka Stadio Olimpico ee caasimada Roma, si ay…
Read More » -
Champ' League
Maxay tahay sababta uu xiriirka UEFA ku doortay inay Magaalada Istanbul ka baddelaan final-ka Champions League?
(Yurub) 17 Juun 2020. Waxaa wali la is-weydiinayaa sababta uu xiriirka kubadda cagta qaaradda Yurub ee UEFA kaga beddelay marti-galinta final-ka…
Read More » -
Horyaallada
RASMI: Kooxda Napoli oo heshiis cusub ka saxiixatay Dries Mertens saacado yar ka hor Final-ka caawa ee Coppa Italia… (Meeqa sano ayuu qalinka ugu duugay?)
(Naples) 17 Juun 2020. Kooxda kubadda cagta Napoli ee dalka Talyaaniga ayaa heshiis cusub oo ku eg ilaa sanadka 2022-ka…
Read More » -
Champ' League
RASMI: Taariikhda la ciyaari doono, qaabka kulammada ay noqon doonaan, Magaalada lagu beddelay Istanbul & UEFA oo go’aamisay qaabka loo dhammeystiri doono Champions League
(Yurub) 17 Juun 2020. Xiriirka kubadda cagta qaaradda Yurub ee UEFA ayaa ugu dambeyn go’aan ku gaaray in tartanka Champions League…
Read More » -
England
RASMI: Afar Magaalo oo kala duwan oo marti gelin doona tartanka Europa League & Halka uu isku aadku ka dhici doono oo la shaaciyey
(Yurub) 17 Juun 2020. Waxaa si rasmi ah loo shaaciyey in afar magaalo oo kala duwan oo dalka Jarmalka ah…
Read More » -
England
SHAX isku dhaf ah oo laga sameeyay Kooxaha Man City vs Arsenal ka hor kulankooda Caawa ee Premier League… (Yaa xiddigaha ugu badan ku leh?)
(Manchester) 17 Juun 2020. Kooxaha Arsenal iyo Manchester City ayaa caawa ku ballansan garoonka Etihad Stadium , ciyaar qeyb ka…
Read More » -
England
Bartilmaameedka Chelsea iyo Man United ee Kai Havertz oo la ogaaday Kooxda uu door-bidayo inuu ku biiro
(London) 17 Juun 2020. Kooxaha Chelsea iyo Manchester United ayaa lagu soo warramayaa inay dhabar jab kala kulmeen dalabkoodii ay…
Read More »