Day: June 16, 2020
-
Spain
Barcelona oo garoonkeeda Camp Nou saddexda dhibcood kaga qaadatay kooxda Leganes… +SAWIRRO
(Spain) 17 Juun 2020. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa gool muhiim ah kaga gaartay naadiga Leganes garoonkeeda Camp Nou, kaddib markii…
Read More » -
England
“Manchester City diyaar uma ahan jadwalka mashquulka badan” – Pep Guardiola
(Manchester) 16 Juun 2020. Tababaraha reer Spain iyo kooxda kubadda cagta Manchester City ee Pep Guardiola ayaa aaminsan in kooxdiisa iyo…
Read More » -
Spain
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Barcelona iyo Leganes ee horyaalka La Liga oo la shaaciyay
(Barcelona) 16 Juun 2020. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa naadiga Leganes ku soo dhoweynaysa garoonkeeda Camp Nou si ay u…
Read More » -
England
“Aad baan u naxay markaan arkay Ronaldo” – Andy Cole
(Yurub) 16 Juun 2020. Halyeeyga horyaalka Premier League iyo kooxda Manchester United ee Andy Cole ayaa shaaca ka qaaday dareenkiisa markii…
Read More » -
Spain
Eden Hazard oo ka hadlay dhibaatada ay leedahay xirashada maaliyad Cristiano Ronaldo
(Madrid) 16 Juun 2020. Xiddiga kooxda kubadda cagta Real Madrid iyo xulka qaranka Belgium ee Eden Hazard ayaa ka hadlay…
Read More » -
England
10-kii Tababare ee abid ugu fiicnaa horyaalka Premier League oo lagu dhawaaqay, xilli safka hore ay ka soo muuqdeen Ferguson, Wenger & Mourinho
(London) 16 Juun 2020. Tababareyaashii ugu wanaagsanaa horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League ayaa qiimayn lagu sameeyey, waxaana kaalinta koowaad…
Read More » -
England
“Wax badan ayaan ku bartay Barcelona” – Jose Mourinho
(London) 16 Juun 2020. Inkastoo Jose Mourinho xafiiltan qaraar uu la wadaagay kooxda Barcelona muddadii uu macallinka u ahaa kooxda Real…
Read More » -
Spain
Halkee ayuu marayaa wada xaajoodka heshiis kordhinta ee Barcelona iyo Marc-Andre Ter Stegen?
(Barcelona) 16 Juun 2020. Wararkii ugu dambeeyay ee ka imaanaya dalka Spain ayaa warinaya in wada hadalladii u dhexeeyay Barcelona iyo…
Read More » -
England
“Jurgen Klopp wuxuu mudan yahay in bannaanka Anfield loogaga dhiso taallo” – Steven Gerrad
(Liverpool) 16 Juun 2020. Halyeyga Liverpool ee Steven Gerrard ayaa aaminsan in Jurgen Klopp uu u qalmo in taallo looga dhiso…
Read More » -
Spain
“Waxaan nasiib u lahaa inaan ka hor tagin Lionel Messi” – Halyey Real Madrid u soo ciyaaray
(Madrid) 16 Juun 2020. Waxaa jira loollan iyo xafiiltan soo jireen ah oo ka dhexeeya kooxaha Barcelona iyo Real Madrid, iyadoo…
Read More »