Quique Setién oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha Barcelona ee ka qeyb galaya kulanka Leganes

(Barcelona) 15 Juun 2020. Quique Setién ayaa wuxuu ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa Barcelona ee kaga qeyb galaya kulanka Leganes ee horyaalka La Liga.

Macalin Quique Setién iyo wiilashiisa ayaa waxay isku diyaarinayaan kulankooda labaad ee horyaalka La Liga ay habeen dambe kula ciyaari doonaan Leganes, kaddib markii la go’aamiyey in dib loo ciyaaro xilli ciyaareedka 2019/2020 oo in muddo ah loo joojiyay caabuqa Coronavirus.

Tababare Quique Setién ayaa liiskan ugu yeeray 23-ka ciyaaryahan ee kaga qeyb gali doonto kulanka habeen dambe kula ciyaari doonaan Leganes.

Haddaba halka hoose kaga boggo liiska xiddigaha kooxda Barcelona uu ku dhawaaqay tababare Quique Setién, kuwaasoo ka qeyb galaya kulanka Leganes ee horyaalka La Liga dalka Spain:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close