Day: June 15, 2020
-
Spain
Modric oo ka hadlay xiddigaha da’ayarta ah uu u arko inay yihiin kuwa ugu fiican ee xilligan, muxuuse ka yiri Kylian Mbappé?
(Madrid) 15 Juun 2020. Xiddiga qadka dhexe kooxda kubadda cagta Real Madrid iyo xulka qaranka Croatia ee Luka Modric ayaa…
Read More » -
England
Arsenal oo Kooxda Manchester United ku garaacday difaac dhexe oo aad loo qiimeeyo… (Waa kuma?)
(London) 15 Juun 2020. Sida wararku ay sheegayaan kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa Manchester United ku garaacday tartanka daafaca dhexe…
Read More » -
Spain
Luka Modric oo ka warbixiyay jabka ka soo gaaray kooxda Real Madrid bixitaankii Cristiano Ronaldo
(Madrid) 15 Juun 2020. Xiddiga kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Luka Modric ayaa difaacay saaxiibkiisii hore ee Cristiano Ronaldo,…
Read More » -
Spain
Iker Casillas oo ka noqday musharraxnimada xilka madaxweynaha xiriirka kubadda cagta Spain iyo sababtii uu uga baxay tartanka oo uu shaaciyay
(Madrid) 14 Juun 2020. Halyeyga xulka qaranka Spain ee Iker Casillas ayaa bishii Febraayo ee sanadkan si rasmi ah u xaqiijiyay…
Read More » -
Aasiya
FIFA oo inka badan 400 ciyaaryahan ka heshay cabasho dhaqaale… (Sidee ayay u maareyn doonaan?)
(Zurich) 14 Juun 2020. Tiro kor u dhaafeysa illaa iyo 400 oo cabasho dhaqaale ah ayaa soo gaaray hay’adda ugu sarreysa…
Read More » -
Spain
Quique Setién oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha Barcelona ee ka qeyb galaya kulanka Leganes
(Barcelona) 15 Juun 2020. Quique Setién ayaa wuxuu ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa Barcelona ee kaga qeyb galaya kulanka Leganes…
Read More » -
Horyaallada
Wax badan ka ogow kulammada La Liga ee u harsan Barcelona iyo Real Madrid… (Taariikhaha & saacadaha)
(Spain) 15 Juun 2020. Kooxaha Barcelona iyo Real Madrid ayaa si adag ugu hardamaya ku guuleysiga horyaalka La Liga xilli ciyaareedkan,…
Read More » -
England
Piers Morgan oo isbarbar-dhig layaab leh ku sameeyay Lionel Mess iyo Gary Neville
(England) 15 Juun 2020. Soo jeediyaha barnaamijka Good Morning Britain (Subax wanaagsan Britain) kaasoo ka baxa telefishanka ITV ee Piers Morgan ayaa aaminsan in…
Read More » -
Spain
Taageerihii soo dhex galay ciyaartii Barcelona iyo Real Mallorca ee habeenkii sabtida oo ka sheekeeyay qaabkii ay ugu suuro gashay inuu soo galo garoon taageerayaasha laga xiray
(Spain) 15 Juun 2020. Wiilkii dhallinyarada ahaa ee soo galay garoonka intii ay socotay ciyaartii ay Barcelona 4-0 ku xaaqday Real…
Read More » -
England
Kaddib diidmadii Jadon Sancho, Kooxda Manchester United oo markaan bartilmaameed kale sameysatay
(Manchester) 15 Juun 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa sameysatay bartilmaameed kale, kaddib diidmadii xiddigii ay doonaysay saxiixiisa ee…
Read More »