Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Real Madrid iyo Eibar ee horyaalka La Liga oo la shaaciyay

(Madrid) 14 Juun 2020. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa naadiga Eibar ku soo dhoweynaysa garoonka Alfredo Di Stefano, maadaama Santiago Bernabéu uu dayactir ku socdo, si ay u wada ciyaaraan kulankooda ugu horeeya horyaalka La Liga kaddib markii la go’aamiyey in dib loo ciyaaro.

Waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan ee kooxaha Real Madrid iyo Eibar.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-

Real Madrid XI:

Image

Eibar XI:  Marko Dmitrovic, Roberto Correa, Paulo Oliveira, Anaitz Arbilla, Rafa Soares, Sebastian Cristoforo, Sergio Alvarez, Edu Exposito, Pablo De Blasis, Kike, Fabian Orellana.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close