Day: June 14, 2020
-
Spain
Real Madrid oo guul muhiim ah kaga gaartay kooxda Eibar garoonka Alfredo Di Stefano… +SAWIRRO
(Madrid) 14 Juun 2020. Real Madrid ayaa guul kaga gaartay kooxda Eibar garoonka Alfredo Di Stefano kulan ka tirsanaa horyaalka La…
Read More » -
Spain
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Real Madrid iyo Eibar ee horyaalka La Liga oo la shaaciyay
(Madrid) 14 Juun 2020. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa naadiga Eibar ku soo dhoweynaysa garoonka Alfredo Di Stefano, maadaama…
Read More » -
Spain
Zidane oo ay caawa habeen gaar ah u tahay… (Muxuu kaga dhigan yahay kulanka Eibar?)
(Madrid) 14 Juun 2020. Tababare Zinedine Zidane ayaa caawa gaari doona darajada Miguel Munoz iyo Vicente del Bosque ee ah inay Real Madrid leyliyeen…
Read More » -
France
Agaasimaha PSG ee Leonardo oo ka war bixiyay mustaqbalka Neymar Jr iyo Kylian Mbappe… (Miyuu ku kalsoon yahay inay sii heysan karaan?)
(Paris Saint-Germain) 14 Juun 2020. Agaasimaha kooxda Paris Saint Germain ee Leonardo ayaa ka war bixiyay qorshaha ay kooxdiisa ka leedahay mustaqbalka…
Read More » -
Horyaallada
10 qodob oo go’aamin karta in Real Madrid ay La Liga ku guuleysato ama inay hanan wayso
(Madrid) 14 Juun 2020. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa caawa xilliga geeska Afrika 8:30pm la ciyaari doonto kooxda Eibar kulan…
Read More » -
Yurub
Arsenal iyo Chelsea oo ku tartamaya saxiixa goolhaye ay leedahay Koox ka ciyaarta horyaalka Premier League
(London) 14 Juun 2020. Kooxaha reer London ee Arsenal iyo Chelsea ayaa ku tartamaya saxiixa goolhayaha ay milkiyaddiisa leedahay kooxda…
Read More » -
England
Manchester United oo diyaar u ah inay iibiso mid ka mid ah xiddigaheeda khadka dhexe si ay Real Madrid ugu garaacdo saxiixa Van de Beek
(Manchester) 14 Juun 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la soo warinayaa inay diyaar u tahay inay iibiso mid…
Read More » -
England
Kooxda Manchester United oo go’aan ka gaartay mustaqbalka Alexis Sanchez
(Manchester) 14 Juun 2020. Sida laga helayo wararka Ingiriiska ka imaanaya, weeraryahanka Inter Milan ee Alexis Sanchez ayaa dib ugu soo laaban…
Read More » -
Horyaallada
Dhowr xaqiiqo oo laga diiwaan geliyey guushii ay xalay Kooxda Barcelona ka gaartay Real Mallorca
(Mallorca) 14 Juun 2020. Barcelona ayaa xalay guul ka soo heshay kooxda Mallorca oo ay ku booqatay garoonka de Son Moix…
Read More » -
Horyaallada
Horudhac: Real Madrid vs Eibar… (Wax waliba oo aad uga baahan tahay kulanka Los Blancos ay caawa dib ugu soo laabanayso horyaalka La Liga)
(Madrid) 14 Juun 2020. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa eegeysa inay wadada guulaha horyaalka La Liga dib ugu soo laabato,…
Read More »