Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Mallorca iyo Barcelona ee horyaalka La Liga oo la shaaciyay

(Spain) 13 Juun 2020. Kooxda kubadda cagta Mallorca ayaa naadiga Barcelona ku soo dhoweynaysa garoonkeeda de Son Moix si ay u wada ciyaaraan kulankooda ugu horeeyay horyaalka La Liga kaddib markii la go’aamiyey in dib loo ciyaaro.

Waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan ee kooxaha Mallorca iyo Barcelona.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-

Mallorca XI: 

Image

Barcelona XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close