Day: June 13, 2020
-
Spain
Barcelona oo guul muhiim ah ka soo heshay kooxda Mallorca oo ay booqatay… +SAWIRRO
(Spain) 14 Juun 2020. Barcelona ayaa guul ka soo heshay kooxda Mallorca oo ay ku booqatay garoonka de Son Moix kulan…
Read More » -
Spain
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Mallorca iyo Barcelona ee horyaalka La Liga oo la shaaciyay
(Spain) 13 Juun 2020. Kooxda kubadda cagta Mallorca ayaa naadiga Barcelona ku soo dhoweynaysa garoonkeeda de Son Moix si ay u…
Read More » -
France
Kooxda PSG oo si rasmi ah u go’aamisay mustaqbalka xiddigaheeda Thiago Silva iyo Edinson Cavani
(Paris) 13 Juun 2020. Kooxda kubadda cagta ee Paris Saint-Germain ayaa si rasmi ah u go’aamisay mustaqbalka ciyaartoydeeda kala ah Thiago…
Read More » -
Spain
Zidane oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha Real Madrid ee ka qeyb galaya kulanka Eibar
(Madrid) 13 Juun 2020. Zinedine Zidane ayaa wuxuu ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa Real Madrid ee kaga qeyb galaya kulanka Eibar…
Read More » -
Spain
Arturo Vidal oo si cad u sheegay xaalada kaliya uu kaga tagi doono kooxda Barcelona
(Barcelona) 13 Juun 2020. Xiddiga qadka dhexe kooxda Barcelona ee Arturo Vidal ayaa xaqiijiyay inuu Blaugrana ka tagayo xagaaga dambe…
Read More » -
England
Kooxda Real Madrid oo indhaha ku haysa labo xiddig oo ka tirsan Manchester City
(Liverpool) 13 Juun 2020. Sida wararku ay tilmaamayaan kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa indhaha ku haysa labo xiddig oo…
Read More » -
England
Kooxda Liverpool oo qarka u saaran inay Manchester United ku garaacdo saxiixa Jadon Sancho
(Liverpool) 13 Juun 2020. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa la soo warinayaa inay qarka u saaran tahay inay Manchester United…
Read More » -
England
Muxuu yahay qorshaha Arsenal ay ka leedahay Alexandre Lacazette, xilli mustaqbalkiisa uusan hubanti ahayn?
(London) 13 Juun 2020. Kooxda Arsenal ayaa lagu soo warramayaa inay toddobaadyada soo aaddan weeraryahankeeda Alexandre Lacazette kala hadli doonto mustaqbalkiisa, iyadoo…
Read More » -
England
Liverpool oo 110 milyan oo gini ku qarash-gareynaysa labo xiddig oo ka tirsan kooxda Wolverhampton Wanderers
(Liverpool) 13 Juun 2020. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa la soo warinayaa inay 110 milyan oo gini ku qarash-gareyn doonto…
Read More » -
Horyaallada
Horudhac: Mallorca vs Barcelona… (Wax waliba oo aad uga baahan tahay kulanka hoggaamiyeyaasha horyaalka ay dib ugu soo laabanayaan La Liga)
(Mallorca) 13 Juun 2020. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa caawa dib ugu soo laabanaysa ciyaarista horyaalka La Liga kal ciyaareedkiisa…
Read More »