Day: June 10, 2020
-
Champ' League
“Waxaan diyaar u nahay inaan u tartano La Liga iyo Champions League” – Xiddig kooda Barcelona ah
(Barcelona) 10 Juun 2020. Daafaca kooxda Barcelona ee Clément Lenglet ayaa shaaca ka qaaday diyaargarowga ay kooxdiisa ugu jirto inay u…
Read More » -
England
“Ma fileynin in Maxamed Saalax uu heerkan gaari doono” – Xiddig hore oo kooxda Chelsea ah
(Yurub) 10 Juun 2020. Laacibkii hore kooxda kubadda cagta Chelsea ee John Obi Mikel ayaa ka hadlay xiddiga naadiga Liverpool ee…
Read More » -
England
Manchester City oo kaga yaabsatay kooxda Bayern Munich qiimaha Leroy Sané
(Manchester) 10 Juun 2020. Shabakada “Sky Sport” ayaa waxay shaaca ka qaaday in maamulka kooxda Man City ay ku adkeysanayaan…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Ryan Giggs oo ka warbixiyey arrintii uu ugu gacan qaaday Cristiano Ronaldo waayahoodii Man United
(Manchester) 10 Juun 2020. Halyeyga Manchester United ee Ryan Giggs ayaa qiray inuu mar ka dhigay Cristiano Ronaldo cabitaan Coca-Cola…
Read More » -
Germany
Bayern Munich oo soo bandhigtay maaliyadda ay xiran doonto marka ay gurigeeda ku ciyaarayso fasal ciyaareedka cusub ee 2020/21.… + SAWIRRO
(Munich) 10 Juun 2020. Kooxda kubadda cagta Bayern Munich ee ka dheesha horyaalka Bundersliga ee dalka Jarmalka ayaa soo bandhigtay…
Read More » -
England
Kooxda Arsenal oo dalka Spain ka arkootay bedelka Dani Ceballos oo dib ugu laabanaya Real Madrid
(London) 10 Juun 2020. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa la soo warinayaa inay bedelka Dani Ceballos ka arkootay dalka Spain…
Read More » -
England
Manchester United oo kansashay kulankii ay shalay la ciyaari lahayd Stoke City & Sababta kulankan loo baajiyey oo walwal hor leh abuuraysa
(Manchester) 10 Juun 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa kansashay kulankii saaxiibtinnimo ee ay la ciyaari lahayd shalay Stoke…
Read More » -
England
Arsenal oo ka mid ah shan kooxood oo ka wada dheela Premier League, kuwaasoo wada doonaya saxiixa Kabtanka PSG ee Thiago Silva
(London) 10 Juun 2020. Shan kooxood oo ka dheela horyaalka Premier League oo ay ku jirto kooxda Arsenal ayaa la…
Read More » -
England
Chelsea oo guud ahaan isaga baxday xiisaha Philippe Coutinho iyo Wargeys ogaaday sababta ay kaga hareen loollankiisa
(London) 10 Juun 2020. Mustaqbalka Philippe Coutinho ayaa ah mid aanan wali la go’aamin halka uu ku dambeyn doono kaddib…
Read More »