Day: June 9, 2020
-
England
RASMI: Kooxda Manchester City oo ku dhawaaqday caawiyaha cusub ee tababare Pep Guardiola
(Manchester) 09 Juun 2020. Kooxda Manchester City ayaa ku dhawaaqday in Juan Manuel Lillo uu ku soo biiray shaqaalaha tababarka ee…
Read More » -
Spain
Lionel Messi oo laabta u qaboojiyey taageerayaasha kooxda Barcelona
(Spain) 09 Juun 2020. Xiddiga reer Argentina ee Lionel Messi ayaa laabta u qaboojiyey taageerayaasha kooxda Barcelona, kahor kulanka Real Mallorca…
Read More » -
Italy
Dybala oo shaaca ka qaaday saddexd kooxood uu qarka uu fuulay inuu ku biro sanadkii 2019
(Turin) 09 Juun 2020. Kubad sameeyaha Juventus ee Paulo Dybala ayaa xaqiijiyay inuu ku dhawaaday inuu ka tago safka kooxdiisa…
Read More » -
England
N’Golo Kante oo dib ugu soo laabtay tababarka buuxa ee Kooxda Chelsea, kaddib markii Coronavirus…
(London) 09 Juun 2020. N’Golo Kante ayaa dib ugu soo laabtay tababarka buuxa ee Kooxda Chelsea, kaddib markii ay soo…
Read More » -
England
Man United iyo Chelsea oo ku tartamaya saxiixa Federico Chiesa oo ka tagi kara Fiorentina… (Kooxdee ku horreysa tartankiisa?)
(Yurub) 09 Juun 2020. Federico Chiesa ayaa la sheegay inuu ka tagi karo Fiorentina, iyadoo kooxaha reer England ee Manchester…
Read More » -
England
Liverpool oo heshiis cusub ka saxiixanaysa mid ka mid ah xiddigaheeda, kaasoo ogolaaday inuu mushahar dhimis sameeyo
(Liverpool) 09 Juun 2020. Kooxda kubadda cagta Liverpool ee ka dhisan Waddanka Ingiriiska ayaa la soo warinayaa inay heshiis cusub…
Read More » -
England
Kooxda AC Milan oo bartilmaameedsanaysa Weeraryahankii hore ee Manchester United
(Milan) 09 Juun 2020. Kooxda kubadda cagta AC Milan ee dalka Talyaaniga ayaa la soo warinayaa inay bartilmaameed ka dhiganayso…
Read More » -
France
Kooxda PSG oo bedelka Thiago Silva ka raadinaysa horyaalka Serie A… (Waa kuwee daafacyada ay indhaha ku hayaan?)
(Paris) 09 Juun 2020. Sida wararku ay sheegayaan kooxda kubadda cagta PSG ee ka dhisan caasimadda Waddanka Faransiiska ayaa bedelka…
Read More »