Day: June 8, 2020
-
England
Mohamed Salah oo hoggaaminaya xiddigaha muhiimka ah ee Liverpool, kuwaasoo shaki laga gelinayo dib u bilaabashada horyaalka Premier League
(Liverpool) 08 Juun 2020. Sida wararku ay sheegayaan saddex xiddig oo ka mid ah kuwa ugu muhiimsan kooxda Liverpool ayaa shaki…
Read More » -
Aasiya
David Silva oo helay dalabkii ugu horreeyay xilli uu xagaagan si xor ah kaga tagayo kooxda Manchester City
(Manchester) 08 Juun 2020. Halyeyga ka ciyaarista khadka dhexe ku gaamuray ee David Silva ayaa xagaagan isaga tagaya kooxda Manchester…
Read More » -
England
Arsenal oo dhabar jab kala kulantay xiddig ay doonayeen inay ku badalaan Aubameyang
(London) 08 Juun 2020. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa baadi goob ugu jirtay inay hesho weeraryahan baddel u noqda Pierre-Emerick…
Read More » -
England
Chelsea oo dagaal adag kala kulmeysa koox England kala dhisan oo dooneysa Ben Chilwell
(London) 08 Juun 2020. Tababaraha kooxda Chelsea ee Frank Lampard ayaa doonaya inuu suuqa xagaagan la soo saxiixdo xiddiga difaaca…
Read More » -
France
Neymar Jr oo Saaxiibadiisa kooxda Paris Saint-Germain u sheegay in…….
(Paris) 08 Juun 2020. Sida laga soo xigtay wargeyska “Mundo Deportivo” ee dalka Spain rabitaanka Neymar Jr ee ah inuu ka…
Read More » -
Spain
Macallin Quique Setien oo ka war bixiyay xaaladda dhaawac ee Lionel Messi
(Barcelona) 08 Juun 2020. Tababaraha kooxda Barcelona ee Quique Setien ayaa muujiyay inuusan ka walwalsanayn xaaladda weeraryahankiisa Lionel Messi. Kabtanka…
Read More » -
England
Alan Shearer oo ka hadlay wararka sheegaya in Chelsea ay ku dhowdahay soo xerogalinta Timo Werner
(England) 08 Juun 2020. Halyeyga kubadda cagta England ee Alan Shearer ayaa ka hadlay wararka sheegaya in Chelsea ay ku…
Read More »