Day: June 7, 2020
-
Spain
Tababare Quique Setién oo ka hadlay xaalada soo kabasho ee Luis Suarez, kaddib dhaawacii soo gaaray
(Barcelona) 07 Juun 2020. Tababaraha reer Spain iyo kooxda Barcelona ee Quique Setién ayaa ka warbixiyay xaalada soo kabasho ee Luis…
Read More » -
Spain
Frenkie de Jong oo ka warbixiyay doorka uu ku leeyahay Lionel Messi horumarkiisa xilligan
(Barcelona) 07 Juun 2020. Xiddiga qadka dhexe kooxda Barcelona iyo xulka qaranka Holland ee Frenkie de Jong ayaa ka warbixiyay…
Read More » -
England
Man United & Real Madrid oo Kooxda Barcelona ka afduubanaya xiddiga ay muddada daba-joogtay ee Lautaro Martinez
(Yurub) 07 Juun 2020. Kooxaha Manchester United iyo Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay si dhow isha ugu hayaan…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Kaddib Saxiixyada Hakim Ziyech & Timo Werner wax ka ogow 11-ka xiddig ee ugu mushaharka badan Kooxda Chelsea
(London) 07 Juun 2020. Kaddib markii ay Kooxda Chelsea gacanta ku soo dhigtay Hakim Ziyech & Timo Werner, waxaana la…
Read More » -
England
Manchester United oo amaah ku direysa mid ka mid ah Weeraryahannadeeda haddii… (Mana ahan Odion Ighalo)
(Manchester) 07 Juun 2020. Sida wararku ay sheegayaan Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa amaah ku diri karta mid ka…
Read More » -
England
Kooxda Liverpool oo la xiriirtay Wolves si ay ugala hadashado saxiixa mid ka mid ah xiddigaheeda
(Liverpool) 07 Juun 2020. Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay la xiriirtay kooxda Wolverhampton Wanderers si ay ugala hadlaan suurtogalnimada…
Read More » -
Ameerika
“Alexander-Arnold wuxuu awood u leeyahay inuu noqdo kan ugu fiican Adduunka” – Cafu
(Liverpool) 07 Juun 2020. Halyey reer Brazil ah ayaa daaha ka rogay in daafaca Liverpool ee Trent Alexander-Arnold uu awood…
Read More » -
England
Kooxda Manchester United oo doonaysa inay xagaagan la saxiixato Weeraryahan ka ciyaara horyaalka Premier League
(Manchester) 07 Juun 2020. Manchester United ayaa lagu soo warramayaa inay dooneyso weeraryahanka Wolverhampton Wanderers ee Raul Jimenez si ay…
Read More »