Day: June 6, 2020
-
France
“Waan ku faraxsanahay inaan iska diiday Barcelona” – Xiddiga Kooxda PSG ee Angel Di Maria
(Paris) 06 Juun 2020. Angel Di Maria ayaa daaha ka qaaday inuu ku faraxsan yahay inuusan ku biirin Barcelona, markii…
Read More » -
Germany
Kooxda Real Madrid oo dalab weyn ka gudbisay mid ka mid ah xiddigaha loogu doonista badan yahay suuqa kala iibsiga
(Madrid) 06 Juun 2020. Sida wararku ay sheegayaan Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa dalab weyn ka gudbisay mid ka…
Read More » -
Italy
Lautaro Martinez oo hal tallaabo u jira ku biirista kooxda Barcelona… (Maxaa soo kordhay? Maxaase harsan?)
(Milan) 06 Juun 2020. Wargeyska La Gazzetta Dello Sport ayaa maanta oo Sabti ah boggiisa hore ku soo daabacay in kooxda Inter Milan…
Read More » -
England
Waa kuwee shaqsiyaadka ku dadaalay in Timo Werner uu u aqbalo ku biirista Chelsea… (Safarkii qarsoonaa ee halyeeyada Blues)
(London) 06 Juun 2020. Weeraryahanka kooxda RB Leipzig ee Timo Werner ayaa aqbalay inuu Chelsea ugu biiro heshiis ku kacaya qiimo…
Read More » -
Italy
Cristiano Ronaldo oo gaaray darajo uusan abid gaarin ciyaaryahan kubadda cagta ciyaara…(Waxa uu ku garaacay Lionel Messi)
(Italy) 06 Juun 2020. Weeraryahanka kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa noqday ciyaaryahankii ugu horreeyay ee ciyaara kubadda cagta kaasoo soo…
Read More » -
Horyaallada
RASMI: Xeerka baddellada ciyaartoyda ee horyaalka Serie A oo si ku meel gaar ah wax looga baddelay
(Italy) 06 Juun 2020. Xiriirka kubadda cagta dalka Talyaaniga ee loo soo gaabiyo FIGC ayaa inta ka dhiman xilli ciyaareedkan u…
Read More » -
Spain
Waqtiga uu billaaban doono wada hadalka heshiis kordhinta ee kooxda Barcelona iyo Lionel Messi oo la baahiyay
(Barcelona) 06 Juun 2020. Lionel Messi ayaa wada xaajood heshiis kordhin ah la yeellan doono kooxda Barcelona, iyadoo hal sano ay…
Read More »