Day: June 3, 2020
-
England
Berbatov oo ka hadlay booska ay ku dhameysan karto Man United xilli ciyaareedkan, kaddib soo laabashada Pogba
(London) 03 Juun 2020. Weeraryahankii hore kooxda kubadda cagta Manchester United ee Dimitar Berbatov ayaa sheegay in dib u soo laabashada…
Read More » -
England
Kooxda Arsenal oo go’aamisay mustaqbalka Pierre-Emerick Aubameyang
(London) 03 Juun 2020. Wargeyska “The Sun” ee dalka England ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in xiddiga reer Gabon ee Pierre-Emerick…
Read More » -
Spain
Federico Valverde oo heshiis la galay shirkad cusub
(Madrid) 03 Juun 2020. Laacibka khadka dhexe kaga ciyaara kooxda Real Madrid ee Federico Valverde ayaa heshiis la galay shirkadda…
Read More » -
England
Kooxda Manchester City oo ka jawaabtay xiisaha ay Manchester United u muujinayso Raheem Sterling
(Manchester) 03 Juun 2020. Waxaa dhowaan soo if baxay in kooxda Manchester United xiiso badan u muujineyso saxiixa laacibka Manchester City…
Read More » -
Germany
Erling Haaland oo weli shaki weyn laga gelinayo kulanka soo aaddan ee Kooxdiisa Borussia Dortmund
(Dortmund) 03 Juun 2020. Erling Haaland ayaa weli shaki ku jiraa kulanka ku soo aaddan ee Kooxdiisa Borussia Dortmund sababo…
Read More » -
England
Arsenal oo sheegtay Kooxda ay ka iibineyso Aubameyang & Qorshahooda xiga haddii ay kula heshiin waayaan iibkiisa
(London) 03 Juun 2020. Wargeyska Ingiriiska ka soo baxda ee The Sun ayaa ku warramaya in kooxda Arsenal ay sii heysan doonto weeraryahanka…
Read More » -
Italy
Muxuu ka yiri Macallinka xulka Argentina ee Lionel Scaloni haddii uu Lautaro Kooxda Barcelona kula biiro Leo Messi?
(Barcelona) 03 Juun 2020. Macallinka xulka qaranka Argentina ee Lionel Scaloni ayaa sheegay in ka garab ciyaarista laacibka Waddankiisa ee…
Read More » -
England
Real Madrid oo markaan ku soo biirtay bartilmaameedka Kooxaha Man United iyo Chelsea ee Jadon Sancho
(Madrid) 03 Juun 2020. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa markaan ku so biirtay tartanka xiddiga bartilmaameedka u ah Manchester…
Read More » -
England
Chelsea oo rajeyneysa inay dhameystirto AFAR heshiis ee xoogan suuqa xagaaga ee soo socda
(London) 03 Juun 2020. Kooxda kubadda cagta ee Chelsea ayaa rajeyneysa inay si xoogan u gasho suuqa xagaaga ee soo socda…
Read More »