Day: June 2, 2020
-
France
Muxuu ka yiri Jordi Alba wararka shegaya in Neymar Jr uu dib ugu soo laabanayo Barcelona?
(Barcelona) 02 Juun 2020. Daafaca bidix ee kooxda Barcelona iyo xulka qaranka Spain ee Jordi Alba ayaa ka aragti dhiibtay suurtogalnimada…
Read More » -
England
Harry Redknapp oo niyadjab ku riday taageerayaasha Tottenham sababa la xiriira Harry Kane
(London) 02 Juun 2020. Tababarihii hore kooxda Tottenham Hotspur ee Harry Redknapp ayaa aaminsan in Harry Kane ay suurtogal tahay inuu…
Read More » -
England
Kooxda Inter Milan oo bedelka Weeraryahankeeda Lautaro Martinez ka dhex aragta Arsenal
(Milan) 01 Juun 2020. Sida wararku ay sheegayaan kooxda kubadda cagta Inter Milan ee dalka Talyaaniga ayaa bedelka weeraryahankeeda Lautaro…
Read More » -
England
Halkee ayuu doonayaa Philippe Coutinho inuu ka ciyaaro?
(Munich) 02 Juun 2020. Labo sano iyo dhowr bilood ayaa ka soo wareegtay markii ay Barcelona lacag adag ku soo…
Read More » -
England
Juventus oo mid ka mid ah xiddigaheeda u soo bandhigtay Chelsea si ay kaga hesho Jorginho
(Turin) 02 Juun 2020. Kooxda Juventus ayaa doonaysa in ay sii xoojiso qadkeeda dhexe xilli ciyaareedka cusub, waxayna raacdo ugu jirtaa…
Read More » -
Spain
Taageerayaasha Real Madrid oo cod ku go’aamiyey kooxda ku guuleysan karta horyaalka La Liga xilli ciyaareedkan
(Spain) 02 Juun 2020. Inta ugu badan taageerayaasha kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa waxay aaminsan yihiin koobka horyaalka La Liga…
Read More » -
England
“Si wadajir ah ayaan u dabaal degi doonaa maalinta ay noqotoba” – Jürgen Klopp
(England) 02 Juun 2020. Tababaraha kooxda kubadda cagta Liverpool ee Jürgen Klopp ayaa u balan qaaday taageerayaasha Reds inay u soo…
Read More »