Day: June 1, 2020
-
France
“Real Madrid barri ayey la soo saxiixan doontaa Mbappé haddii ay dhacdo hal arrin” – Florentino Pérez
(Madrid) 01 Juun 2020. Madaxweynaha kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Florentino Pérez ayaa si xamaasad leh uga hadlay fikrada uu…
Read More » -
England
Ronaldo Nazario oo shaaciyey shanta xiddig ee uu daawashadooda ku raaxaysto, Messi oo hoggaaminaya, CR7 oo ka maqan & Hal laacib oo uu ka soo qaatay Premier League
(Yurub) 01 Juun 2020. Halyeyga Brazil ee Ronaldo Nazario ayaa Lionel Messi u doortay xiddiga uu ugu jecel yahay daawashadiisa,…
Read More » -
England
Eduardo Camavinga oo kala doortay Kooxaha Real Madrid, Manchester United iyo Liverpool
(Yurub) 01 Juun 2020. Eduardo Camavinga ayaa la soo warinayaa inuu kala doortay Real Madrid, Manchester United iyo Liverpool, isla…
Read More » -
Germany
Kooxda Juventus oo ka fiirsanaysa inay ku soo biirto tartanka loogu jiro saxiixa Philippe Coutinho
(Turin) 01 Juun 2020. Kooxda kubadda cagta ee Juventus ayaa la soo sheegayaa inay ka fiirsanayso inay ku soo biirto…
Read More » -
England
Miyuu Paul Pogba Albaabada u furay inuu u ciyaaro Kooxda reer France ee Paris Saint-Germain?
(Paris) 01 Juun 2020. Sida wararku ay sheegayaan ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda kubadda cagta Manchester United ee Paul Pogba…
Read More » -
Spain
Clément Lenglet oo ka hadlay waxa ay u baahan tahay Barcelona si ay ugu guuleysato La Liga
(Spain) 01 Juun 2020. Daafaca reer France iyo kooxda Barcelona ee Clément Lenglet ayaa sheegay in kooxdiisa Barca ay u baahan…
Read More » -
England
“Dhamaan kooxaha Ingriiska waxay doonayaan Jadon Sancho” – Owen Hargreaves
(Yurub) 01 Juun 2020. Xiddigii hore kooxaha Manchester United iyo Bayern Munich ee Owen Hargreaves ayaa ammaanay xiddiga ay isku…
Read More »