Month: June 2020
-
Spain
Kooxaha Barcelona iyo Atletico Madrid oo dhibcaha ku qeybsaday garoonka Camp Nou… +SAWIRRO
(Barcelona) 01 Luulyo 2020. Kooxaha Barcelona iyo Atletico Madrid ayaa dhibcaha ku qeybsaday garoonka Camp Nou, kaddib markii ay ku kala…
Read More » -
England
Man United oo guul ay u qalantay ka soo gaartay Brighton, xilli Bruno Fernandes kulankan uu wacdaro ka dhigay… +SAWIRRO
(England) 01 Luulyo 2020. Manchester United ayaa guul ay u qalantay ka soo heshay kooxda Brighton oo ay ku booqatay garoonkeeda…
Read More » -
Spain
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Barcelona iyo Atletico Madrid ee horyaalka La Liga oo la shaaciyay
(Barcelona) 30 Juun 2020. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa naadiga Atletico Madrid ku soo dhoweynaysa garoonka Camp Nou si ay…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Brighton iyo Man United ee horyaalka Premier League oo la shaaciyay
(England) 30 Juun 2020. Kooxda kubadda cagta Brighton & Hove Albion ayaa naadiga Manchester United ku soo dhoweynaysa garoonka The…
Read More » -
England
“Kuma qeexi karo dareenkeyga erayo” –Saalax oo ka hadlay dareenkiisa kaddib markii ay Liverpool ku guuleysatay Premier League
(Liverpool) 30 Juun 2020. Xiddiga kooxda Liverpool ee Maxamed Saalax ayaa ka hadlay ku guuleysiga Reds ee horyaalka Premier League, kaddib…
Read More » -
England
Macalin Ole Gunnar Solskjær oo fariin u diray saddex ka mid ah xiddigaha kooxda Man United
(Manchester) 30 Juun 2020. Macalinka Manchester United ee Ole Gunnar Solskjær ayaa ka hadlay go’aankiisa kaga aadan weerarka kooxda, isagoo…
Read More » -
Germany
DEG DEG: Kooxda Borussia Dortmund oo xaqiijisay inuu ka tagay Achraf Hakimi
(Dortmund) 30 Juun 2020. Kooxda kubadda cagta Borussia Dortmund ayaa goordhow xaqiijisay inuu ka tagay Achraf Hakimi, iyadoo ay jiraan…
Read More » -
England
Joel Matip oo dhaawac ku seegaya garoommada inta ka dhimman xilli ciyaareedka
(Liverpool) 30 Juun 2020. Sida wararku ay sheegayaan Joel Matip ayaa dhaawac ku seegi doona garoomada inta ka dhimman xilli ciyaareedkan,…
Read More » -
Soomaaliya
Kulan u dhexeeya Kooxaha Horseed iyo Mogadishu City Club oo lagu daah furayo Garoonka Stadium Mogadishu oo dib u dayactir lagu sameeyey
(Muqdisho) 30 Juun 2020. Garoonka Tuulada isboortiga ee Stadium Mogadishu ayaa caawa la daah furi doona muddo 16-sano kaddib, isagoo…
Read More » -
England
Man United, Barcelona, Atletico Madrid, Juventus & Guud ahaan kulammada laga ciyaari doono caawa horyaallada waa weyn ee Yurub
(Yurub) 30 Juun 2020. Kulamo ka tirsan horyaallada waa weyn qaaradda Yurub ayaa caawa la ciyaari doonaa, waxaana ka mid…
Read More »