Day: May 30, 2020
-
England
BAL EEG: Shax laga sameeyay 11-ka ciyaartoy ee ugu caansan uu ku dhacay Caabuqa Coronavirus
(Yurub) 30 Maajo 2020. Caabuqa Coronavirus ayaa si weyn u dhibaateeyay adduunka oo dhan, gaar ahaan kubadda cagta, wuxuuna haleelay malaayiin…
Read More » -
England
David Luiz oo shaaca ka qaaday xaqiiqada ku aadan wararka sheegaya inuu ka tagayo Arsenal
(London) 30 Maajo 2020. Xiddiga reer Brazil iyo kooxda Arsenal ee David Luiz ayaa shaaca ka qaaday xaqiiqada ku aadan wararka…
Read More » -
England
Muxuu yahay qorshaha Kooxda Arsenal ee ku aaddan Mustaqbalka Bukayo Saka?
(London) 30 Maajo 2020. Arsenal ayaa lagu soo warramayaa inay kalsooni ku qabto inay Bukayo Saka u gacan galineyso qandaraas…
Read More » -
England
Arsenal oo Manchester United iyo Chelsea kaga horreysa loollanka loogu jiro mid ka mid ah gooldhaliyeyaasha ugu wanaagsan Yurub
(London) 30 Maajo 2020. Kooxda Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay la xiriirtay wakiilka weeraryahanka kooxda Lyon ee Moussa Dembele…
Read More » -
England
Ousmane Dembele oo xiiso cusub ka helaya mid ka mid ah kooxaha ugu awoodda badan qaaradda Yurub
(Barcelona) 30 Maajo 2020. Xiddiga garabka uga ciyaara kooxda Barcelona ee Ousmane Dembele ayaa lagu soo waramayaa inuu u yahay…
Read More » -
Italy
“Waxaan Messi ka hortagay isagoo 16-jir ah, waxaanna dalbaday in la i baddelo” – Halyey Talyaani ah kabtanka Barcelona la barbar dhigay Maradona
(Italy) 30 Maajo 2020. Is barbar dhigga ku aaddan Diego Maradona iyo Lionel Messi ayaa dhowaanahan hadal hayntiisu ay korortay,…
Read More » -
England
Pep Guardiola oo qorsheynaya in shaqsi lama filaan ah uu ka dhigto caawiyihiisa cusub
(Manchester) 30 Maajo 2020. Tababaraha reer Spain iyo kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa isku dayaya inuu helo caawiye leh…
Read More » -
France
Mbappé oo si xiiso leh kaga hadlay suurtagalnimada uu ugu guuleysan karo abaal-marinta Ballon d’Or
(Paris) 30 Maajo 2020. Xiddiga kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ee Kylian Mbappé ayaa si xiiso leh kaga hadlay suurtagalnimada…
Read More »