Day: May 29, 2020
-
England
Chelsea oo qorsheeneysa in heshiiska Timo Werner ay ku garaacdo kooxaha Liverpool iyo Man United
(London) 29 Maajo 2020. Wargeysyada Jarmalka ka soo baxa ayaa waxay shaaca ka qaadeen qorshaha kooxda Chelsea ay kula soo wareegeyso…
Read More » -
England
Tababare Mikel Arteta oo xiiseynaya saxiixa xiddig ka tirsan kooxda Barcelona
(London) 29 Maajo 2020. Kooxda kubadda cagta ee Arsenal ayaa qeyb ka noqotay raacdada loogu jiro mid ka mid ah xiddigaha…
Read More » -
England
RASMI: Xilliga dib loo ciyaari doono kulamada ka harsan tartanka FA Cap-ka oo shaaca laga qaaday
(England) 29 Maajo 2020. Xiriirka kubadda cagta England ayaa ku dhawaaqay taariikhaha dib loo ciyaari doono kulamada ka haray koobka…
Read More » -
Italy
Sandro Rosell oo shaaca ka qaaday qaabka ugu fiican ee ay Barcelona kula soo saxiixan karto Lautaro Martínez
(Barcelona) 29 Maajo 2020. Madaxweynihii hore kooxda Barcelona ee Sandro Rosell ayaa ra’yigiisa ka dhiibtay istiraatiijiyadda ay tahay in Barca ay…
Read More » -
Spain
“Ciyaarista la’aanta taageerayaasha waxyaabo badan ayaa isbaddali doona” – Jordi Alba
(Spain) 29 Maajo 2020. Daafaca bidix xulka qaranka Spain iyo kooxda Barcelona ee Jordi Alba ayaa aaminsan in ku soo laabashada…
Read More » -
England
Real Madrid oo soo bandhigtay magacyada afar ciyaartoy si ay u hesho Paul Pogba
(Madrid) 29 Maajo 2020. Sida ay shaaca ka qaadeen wargeysyada waxaa la soo sheegayaa horumar cusub oo ku saabsan wadahadalada…
Read More » -
France
“Lionel Messi waa ciyaaryahanka kaliya ee ka fiican Neymar Jr”
(Barcelona) 29 Maajo 2020. Madaxweynihii hore kooxda kubadda cagta Barcelona ee Sandro Rosell ayaa sheegay in Lionel Messi uu yahay laacibka…
Read More » -
England
“Liverpool waxay u qalantaa in loo caleemo saaro horyaalka Premier League” – Halyey Man United ah
(England) 29 Maajo 2020. Halyeeyga Manchester United ee Ryan Giggs ayaa ammaanay qaab ciyaareedka ay soo bandhigeyso kooxda ay ku…
Read More »