Day: May 28, 2020
-
England
Xilliga dib loo bilaabayo Premier League oo la shaaciyay, xilli kulanka koowaad ay Man City soo dhoweynayso Arsenal
(England) 28 Maajo 2020. Shuraakada Premier League ayaa maanta isku raacay in dib loo bilaabo xilli ciyaareedka horyaalka 2019/2020 maalin Arbaco…
Read More » -
Spain
Vinicius Jr oo u hanjabay kooxda Barcelona kahor dib u bilaabashada horyaalka La Liga
(Madrid) 28 Maajo 2020. Xiddiga reer Brazil iyo kooxda Real Madrid ee Vinicius Jr ayaa u hanjabay naadiga ay xilfaltamaan ee…
Read More » -
England
Kylian Mbappé oo si weyn u ammaanay kooxda Liverpool iyo Tababare Jürgen Klopp
(Paris) 28 Maajo 2020. Weeraryahanka kooxda Paris Saint-Germain ee Kylian Mbappé ayaa sheegay in Zinedine Zidane iyo Cristiano Ronaldo inuu…
Read More » -
England
Kooxda Arsenal oo Napoli kula dagaallamaysa saxiixa xiddig ka tirsan Lille
(Yurub) 28 Maajo 2020. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa la soo warinayaa inay weli naadiga Napoli kula dagaalamysa saxiixa daafaca…
Read More » -
England
Real Madrid oo Afar ciyaaryahan u bandhigtay Man United si ay uga hesho Paul Pogba
(Madrid) 28 Maajo 2020. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa la soo warinayaa inay Man United u bandhigtay afar ciyaaryahan…
Read More » -
Germany
Xiddigaha ugu xawaaraha badan horyaalka Bundesliga tan iyo markii xog uruurintiisa la bilaabay oo la shaaciyey… (Ka bogo 10-ka sare)
(Munich) 28 Maajo 2020. Waxaa la shaaciyey ciyaaryahanka ugu xawaaraha badan horyaalka Bundesliga Jarmalka tan iyo markii xog uruurintiisa la…
Read More » -
England
Kooxda Chelsea oo loo sheegay qiimaha ay kula saxiixan karto xagaagan Nicolas Tagliafico
(London) 28 Maajo 2020. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa la soo warinayaa in loo sheegay inay awooddo inay la saxiixato…
Read More » -
Spain
Madaxweynihii hore Barcelona ee Joan Gaspart oo si xoogan u dhaleeceeyay Xiriirka Kubadda Cagta Spain
(Barcelona) 28 Maajo 2020. Madaxweynihii hore kooxda kubadda cagta Barcelona ee Joan Gaspart ayaa ku eedeeyay Xiriirka Kubadda Cagta Spain inay…
Read More » -
England
Scott McTominay oo shaaca ka qaaday liiska xiddigaha uu kaga daydo kubadda cagta
(Manchester) 28 Maajo 2020. Xiddiga qadka dhexe kooxda Manchester United ee Scott McTominay ayaa amaaney kartida weyn ee uu leeyahay saaxiibkiis…
Read More » -
England
Kooxaha Arsenal iyo Tottenham Hotspur oo ku dagaalamaya saxiixa xiddig ka tirsan Chelsea
(London) 28 Maajo 2020. Kooxaha reer London ee Arsenal iyo Tottenham Hotspur ayaa lagu soo waramayaa inay ku dagaalamayaan saxiixa xiddiga…
Read More »