Day: May 26, 2020
-
Germany
Ka hor kulanka caawa yaa goolal badan xilli ciyaareedkan ilaa iyo hadda labada weeraryahan ee Haaland & Lewandowski?
(Dortmund) 26 Maajo 2020. Dortmund ayaa caawa 7:30 saacadda geeska Afrika soo dhoweynaysa Bayern Munich oo hoggaanka u haysa horyaalka Bundesliga…
Read More » -
England
Kooxda Manchester United oo bartilmaameedsanaysa labo ka mid ah xiddigaha Juventus
(Manchester) 26 Maajo 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester United ee dalka Ingiriiska ayaa la soo warinayaa inay bartilmaameed ka dhiganayso…
Read More » -
England
‘Drogba nasiib ayuu lahaa haddii uusan wajihin isaga’ – Henderson oo Van Dijk ka difaacay weerarkii kaga yimid Ballack
(Liverpool) 26 Maajo 2020. Kabtanka Kooxda Liverpool ee Jordan Henderson ayaa difaacay Virgil van Dijk kaddib markii hadal weerar ah…
Read More » -
England
Kooxda Real Madrid oo ku soo biirtay tartanka saxiixa da’yarkii hore ee Manchester City
(Madrid) 26 Maajo 2020. Naadiga Real Madrid ayaa lagu soo warramayaa inay ku soo biirtay loollanka loogu jiro saxiixa da’yarka…
Read More » -
England
Juventus oo Kooxaha Man United iyo Liverpool kula soo biirtay tartanka loogu jiro saxiixa Raul Jimenez
(Turin) 26 Maajo 2020. Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa lagu soo warramayaa inay ku biirtay kooxaha Man United iyo Liverpool…
Read More » -
Champ' League
Maanta oo ay ku beegan tahay maalintii uu Cristiano Ronaldo kulankiisii ugu dambeeyey u ciyaaray Kooxda Real Madrid
(Madrid) 26 Maajo 2020. Maanta waxa ay ku beegan tahay labo sano ka hor markii ciyaaryahan Cristiano Ronaldo uu kulankiisii…
Read More » -
England
Miyuu Goolhaye Kepa Arrizabalaga sii joogayaa Kooxdiisa Chelsea, Maxaase ka soo kordhay dhinaca Blues?
(London) 26 Maajo 2020. Goolhayaha Kooxda kubadda cagta Chelsea ee Kepa Arrizabalaga ayaa la soo warinayaa inuu qarka u saaran…
Read More »