Day: May 20, 2020
-
Champ' League
Drogba oo shaaca ka qaaday doorkii muhiimka ahaa ee Mata uu ku lahaa in Chelsea ay ku guuleysato Champions League
(Yurub) 20 Maajo 2020. Weeraryahankii hore kooxda Chelsea ee Didier Drogba ayaa ka faa’ideystay inuu u dabaal-dego sannad-guuradii siddeedaad ee ka…
Read More » -
Italy
Tababaraha xulka Argantina oo kor u qaaday hamiga taageerayaasha kooxda Barcelona
(Yurub) 20 Maajo 2020. Taageerayaasha Barcelona ayaa ka cabsi qaba in Lautaro Martínez uu la jaan qaadi waayo qaab ciyaareedka kooxda…
Read More » -
England
Lambarkee ayey Kooxda Bayern Munich u gacan gelin doontaa Leroy Sane marka uu ku soo biiro?
(Munich) 20 Maajo 2020. Kooxda kubadda cagta Bayern Munich ayaa lagu soo warramayaa inay u soo bandhigtay weeraryahanka Manchester City…
Read More » -
Wararka
RASMI: Macallin Roberto Martinez oo heshiis cusub qalinka ugu duugay xulka qaranka Belgium
(Brussels) 20 Maajo 2020. Tababare Roberto Martinez ayaa heshiis cusub qalinka ku duugay, kaasoo uu kula sii joogi doono isagoo…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Booliska dalka Masar oo gacanta ku dhigay Rag doonayey inay Dukaan ku dhacaan Maaskaro u eg wajiga Mohamed Salah
(Cairo) 20 Maajo 2020. Kooxo burcad ah ayaa booliiska magaalada Qaahira ku qabteen iyagoo adeegsanaya maaskaro u eg wajiga Mohamed…
Read More » -
England
“Waxaan aad ugu dhowaaday inaan ku biiro Kooxda Chelsea” – Roberto Carlos
(London) 20 Maajo 2020. Halyeyga reer Brazil ee Roberto Carlos ayaa daboolka ka qaaday inuu aad ugu dhowaaday inuu ku…
Read More » -
Italy
“Ronaldo wuxuu sababay inta badan dhibaatooyinkeyga Real Madrid” – Fabio Capello
(Yurub) 20 Maajo 2020. Tababarihii hore kooxda Real Madrid ee Fabio Capello ayaa ka hadlay xiriirka kala dhexeeyey halyeyga reer Brazil…
Read More » -
Germany
Erling Håland oo naftiisa la bar-bardhigay xiddiga kooxda Barcelona ee Lionel Messi
(Yurub) 20 Maajo 2020. Xiddiga da’ada yar reer Norwey iyo kooxda Borussia Dortmund ee Erling Håland ayaa isla bar-bardhigay kabtanka Barcelona…
Read More »