Day: May 17, 2020
-
Horyaallada
Xilliga uu billaaban doono La Liga, qaabka ay kooxaha u ciyaari doonaan toddobaadkii, xaddidaadda kulammada kooxaha iyo wax walba oo ku saabsan soo laabashada horyaalka Spain
(Madrid) 17 Maaajo 2020. Xiriirka kubadda cagta dalka Spain ee magacooda loo soo gaabiyo RFEF iyo maamulka horyaalka La Liga…
Read More » -
England
Rooney oo furka ku tuuray go’aankii ay Manchester United ku ceyrisay Louis van Gaal
(England) 17 Maaajo 2020. Louis van Gaal ayaa shaqada kooxda Manchester United laga ceyriyay xilli ciyaareedkiisii labaad, waxaana lagu baddelay…
Read More » -
England
Macallinkii hore ee Liverpool oo geeriyooday… (Magaciisa iyo sababta geeridiisa)
(Liverpool) 17 Maaajo 2020. Waxaa dalka Faransiiska ku geeriyooday maanta macallinkii hore ee kooxda Liverpool, Jacques Crevoisier, isagoo ku geeriyooday…
Read More » -
England
Labada Manchester oo Real Madrid iyo Barcelona kula dagaallamaya difaac ka ciyaara Serie A
(Italy) 17 Maaajo 2020. Kooxaha Manchester United iyo Real Madrid ayaa kula soo biiray Manchester City iyo Barcelona loollanka loogu…
Read More » -
England
Sanadkee ayuu ahaa markii uu Mohamed Salah iska diiday inuu ku biiro Kooxda Real Madrid?
(Liverpool) 17 Maajo 2020. Mohamed Salah ayaa iska diiday dalab uu ka helay Kooxda Real Madrid si uu baaqi ugu…
Read More » -
England
Macallin Unai Emery oo shaaca ka qaaday xiddiga uu doonayey inuu keeno Kooxda Arsenal ka hor inta uusan la soo saxiixan Nicolas Pepe
(London) 17 Maajo 2020. Tababare Unai Emery ayaa daaha ka qaaday inuu doonayay Arsenal inay la soo saxiixato xiddiga garabka…
Read More » -
England
Real Madrid, Barcelona iyo Man United oo la ogaaday Kooxda haatan ku horreysa tartanka loogu jiro saxiixa Jadon Sancho
(Manchester) 17 Maajo 2020. Kooxo dhowr ah oo ka dhisan qaaradda Yurub ayaa tartan ugu jira sidii ay ula soo…
Read More » -
England
Kooxdee ayuu haatan ku sii jeedaa xiddiga Manchester United ee Paul Pogba?
(Manchester) 17 Maajo 2020. Ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda kubadda cagta Manchester United, Paul Pogba ayaa ku dhow inuu ku…
Read More » -
England
Koox ka dheesha horyaalka Premier League oo Man United, Liverpool iyo PSG kaga horreysa tartanka loogu jiro saxiixa Kalidou Koulibaly
(Naples) 17 Maajo 2020. Koox ka dhisan dalka Ingiriiska ayaa hoggaaminaysa tartanka loogu jiro saxiixa Kalidou Koulibaly, waxaana laga yaabaa…
Read More » -
Aasiya
Milaterigii Son Heung-min ahaa ee Tababarka ku soo qaatay Koonfurta Kuuriya oo ku soo laabtay Magaalada London
(London) 17 Maajo 2020. Kaddib markii uu muddo todobaad ka hor ah soo dhammaystiray Tababar Milateri oo socday muddo saddex…
Read More »