Day: May 15, 2020
-
Italy
“Waxay kaga hadlaan Arthur Melo sida inuu yahay Pele” – Luis Suárez
(Barcelona) 15 Maaajo 2020. Halyeyga kooxda kubadda cagta Barcelona ee Luis Suárez Miramontes ayaa difaacay Academy-yada La Masia, isagoo carrabka ku…
Read More » -
Spain
Ogow rikoorka gaarka ah ee Ousmane Dembele uu ku heysto Barcelona
(Barcelona) 15 Maaajo 2020. Waxaa maanta dhalashadiisa 23-aad u dabaal dagaya laacibka kooxda Barcelona ee Ousmane Dembele kaasoo muddooyinkii ugu…
Read More » -
England
Muxuu yahay qorshaha Kroos ee dib ula midoobidda Guardiola iyo ka ciyaarista Premier League?
(Madrid) 15 Maaajo 2020. Laacibka kooxda Real Madrid khadka dhexe kaga ciyaara ee Toni Kroos ayaa ka hadlay qorshiisa mustaqbalka…
Read More » -
England
Maxaad ka taqaanaa 10-ka difaac ee ugu goolasha badan xilli ciyaareedkan… (VVD iyo Ramos halkee ayay kaga jiraan liiskan)
(Yurub) 15 Maaajo 2020. Maaddaama kubadda cagta qaaradda Yurub ay hakad ku jirto xilligan, waxaa sahlan in la raadiyo xogaha…
Read More » -
England
Maxaa ka jira inay la xaajoodeen kooxda Chelsea?… (Wakiilka Coutinho oo jawaabtaas bixiyay)
(Munich) 15 Maaajo 2020. Wakiilka Philippe Coutinho ayaa ka hadlay sheekada laacibka reer Brazil la xiriirineysa kooxda Chelsea, iyo inuu…
Read More » -
England
Juventus oo Miralem Pjanić u adeegsaneysa si ay u hesho xiddig ka tirsan Barcelona
(Turino) 15 Maajo 2020. Sida ay shaaca ka qaadeen wargeysyada gudaha dalka Spain maanta oo Jimco ah Juventus ayaa waxay diyaar…
Read More » -
Italy
Rodrigo Bentancur oo cadeeyay xiddiga ka tirsan Barcelona ee saameynta ku yeeshay xirfadiisa kubadda cagta
(Turino) 15 Maajo 2020. Laacibka qadka dhexe kooxda kubadda cagta Juventus ee Rodrigo Bentancur ayaa sheegay inuu si weyn ula…
Read More » -
Germany
Robert Lewandowski oo magacaabay liiska SHANTA weeraryahan ee waqtigan ugu fiican kubadda cagta
(Bundesliga) 15 Maajo 2020. Gooldhaliyaha kooxda kubadda cagta Bayern Munich ee Robert Lewandowski ayaa shaaca ka qaaday liiska weeraryahanada uu ugu…
Read More » -
Germany
Lothar Matthäus oo sheegay waxa uu Håland u baahan yahay kahor inta uusan ku biirin Real Madrid
(Bundesliga) 15 Maajo 2020. Halyeeyga kubadda cagta Jarmalka ahna Safiirka horyaalka Bundesliga ee Lothar Matthäus ayaa aaminsan in weeraryahanka kooxda Borussia…
Read More » -
Italy
“Lautaro Martínez waa weeraryahan cajiib ah” – Lionel Messi
(Barcelona) 15 Maajo 2020. Kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa sheegay in Lautaro Martínez uu yahay weeraryahan cajiib ah,…
Read More »