Day: May 14, 2020
-
England
“Jadon Sancho waa sida Neymar Jr oo kale” – Xiddig hore ee kooxda Man United ah
(Manchester) 14 Maajo 2020. Laacibkii hore Manchester United ee Owen Hargreaves ayaa sheegay in xiddiga haatan kooxda Borussia Dortmund ee…
Read More » -
England
“Salah ayaan kala cabsaday mustaqbalkeyga” – Sadio Mané
(Liverpool) 14 Maajo 2020. Xiddiga kooxda kubadda cagta Liverpool ee Sadio Mané ayaa wuxuu shaaca ka qaaday cabsida uu ka…
Read More » -
Italy
“Waxaan cunaayay baakado” Mario Balotelli oo ka sheekeeyay duruuftii ku heysatay karaantiilka iyo inuusan cunno karsan karin
(Italy) 14 Maaajo 2020. Weeraryahanka kooxda Brescia ee Mario Balotelli ayaa daaha ka rogay inuu ku rafaaday intii lagu gudo…
Read More » -
Spain
Haaland oo ceebeystay weerarka kooxda Real Madrid… (Benzema + Bale + Hazard)
(Madrid) 14 Maaajo 2020. Tan iyo markii kooxda Real Madrid ay iibisiy Cristiano Ronaldo kaasoo ku biiray Juventus, waxay kooxda…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Puyol iyo Pique oo isugu tagay Casillas, iyo wixii ku dhex maray sawir uu goolhayihii hore ee Real Madrid soo dhigay Isntagram-ka
(Spain) 14 Maaajo 2020. Goolhayihii hore ee Real Madrid, Iker Casillas ayaa bartiisa Instagram-ka soo dhigay sawir, isagoo soo raaciyay…
Read More » -
England
Paris Saint-Germain oo Kooxda Liverpool kula dagaalamaysa xagaagan saxiixa Kalidou Koulibaly
(London) 14 Maajo 2020. Paris Saint-Germain ayaa la soo sheegayaa inay Kooxda Liverpool kula dagaalmayso xagaaga saxiixa Kalidou Koulibaly. Kooxda…
Read More » -
England
Miralem Pjanic oo ku sii jeeda Chelsea, inkastoo uu heshiis horudhac ah la gaaray Kooxda Barcelona
(London) 14 Maajo 2020. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa u aragta bandhigtay Miralem Pjanic bedelka Jorginho haddii uu ka tago,…
Read More » -
England
Kooxda Manchester United oo ogolaatay qiimaha ay kula soo wareegayso Moussa Dembele
(Manchester) 14 Maajo 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la soo warinayaa inay ogolaatay lacag dhan 62 milyan oo…
Read More »