Day: May 12, 2020
-
England
Steve Nicol oo faalo ka bixiyay doorashadii Vincent Kompany uu ugu magacaabay Van Dijk daafaca ugu fiican taariikhda Premier League
(England) 12 Maajo. Laacibkii hore kooxda kubadda cagta Liverpool ee Steve Nicol ayaa ka hadlay doorashadii Vincent Kompany uu ugu magacaabay…
Read More » -
Spain
Cannavaro oo shaaca ka qaaday sababta uu u doorbiday daawadashada Iniesta, halkii uu ka daawan lahaa Messi
(Spain) 12 Maajo. Daafacii hore kooxda Real Madrid iyo xulka qaranka Talyaaniga ee Fabio Cannavaro ayaa wuxuu shaaca ka qaaday inuu…
Read More » -
England
Halyey Man United ah oo sharaxay sababta uu ugu adkeystay in kooxda ay sii heysato Paul Pogba
(Manchester) 12 Maajo 2020. Halyeeyga kooxda kubadda cagta Manchester United ee Jaap Stam ayaa sheegay in loo baahan yahay in…
Read More » -
Italy
Iska illow Arthur, Barcelona oo ciyaaryahan kale dhaafsaneysa Pjanic, iyo xiddiga qudhiisa oo wada hadallo kula jira Juventus
(Barcelona) 12 Maaajo 2020. Kooxaha kubadda cagta ee Juventus iyo Barcelona ayaa ka wada shaqeynaya heshiis ciyaartoy is dhaafsi ah,…
Read More » -
England
“Lampard waxa uu noqon karaa mid ka mid ah macallimiinta ugu wanaagsan dunida”
(London) 12 Maaajo 2020. Tababaraha kooxda Chelsea ee Frank Lampard ayaa taageero badan ka helay macallinkii Blues ku hoggaamiyay horyaalkoodii…
Read More » -
Aasiya
FIFA oo xaqiijisay xilliga la ciyaari doono saddex ka mid ah tartamada hoos taga ee dib u dhacay
(Zürich) 12 Maaajo 2020. Maaddaama aanan wax kubadda cagta ah la ciyaarin labadii bilood ee ugu dambeysay, jadwalkii tartamadana ay…
Read More » -
Spain
Xilliga uu Guardiola ku soo celin doono Camp Nou, caqabadda Xavi ka hortaagan Barcelona iyo Laporta oo caddeeyay qorshihiisa u tartamidda madaxweynaha Barca
(Barcelona) 12 Maaajo 2020. Joan Laporta ayaa markii ugu horreysay qiray inuu u taagan yahay u tartamidda xilka madaxweyne ee…
Read More » -
England
Laacibka Kooxda Juventus ee Miralem Pjanic oo iska diiday inuu u dhaqaaqo Manchester United
(Turin) 12 Maajo 2020. Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Juventus Miralem Pjanic ayaa iska diiday inuu u dhaqaaqo Manchester United.…
Read More » -
England
Kooxaha Chelsea, Arsenal iyo Tottenham oo wada doonaya xiddig horay uga soo ciyaaray horyaalka Premier League
(London) 12 Maajo 2020. Kooxaha kala ah Chelsea, Arsenal iyo Tottenham Hotspur ayaa lagu soo waramayaa inay dhammaantood ka fiirsanayaan…
Read More » -
Horyaallada
Messi oo hoggaaminaya SHAX laga sameeyey xiddigaha kulammada ugu badan la ciyaaray Iniesta & Xavi oo ka mid ah
(Barcelona) 12 Maajo 2020. Waxaa la shaaciyey Shax ka kooban 11 ciyaaryahan kuwaasoo ah xiddigaha kulammada ugu badan la ciyaaray…
Read More »