Day: May 11, 2020
-
England
Giggs oo shaaca ka qaaday sababta dhabta aheyd ee ka dambeysay in Beckham uu ka tago Man United
(Manchester) 11 Maajo 2020. Halyeyga kooxda kubadda cagta Manchester United iyo xulka qaranka Weles ee Ryan Giggs ayaa shaaca ka qaaday…
Read More » -
England
Mahrez oo shaaciyay qaabkii uu Salah kaga hor istaagay ku biirista kooxda Liverpool
(Manchester) 11 Maaajo 2020. Laacibka kooxda Manchester City ee Riyad Mahrez ayaa sheegay inay kooxda Liverpool xiiso badan u heysay…
Read More » -
England
Halyey Manchester United ah oo ammaan kala dul dhacay Alexander Arnold, muxuuse ka yiri Aaron Wan-Bissaka?
(Manchester) 11 Maajo 2020. Halyey kooxda Manchester United ah ayaa ammaanay qaab ciyaareedka xiddiga naadiga Liverpool iyo xulka qaranka England ee…
Read More » -
England
Harry Maguire oo xiddig ka tirsan Man United ku tilmaamay kii ugu kartida fiicnaa ee abid uu garoon la galay
(Manchester) 11 Maajo 2020. Kabtanka Manchester United ee Harry Maguire ayaa sheegay in saaxiibkiis ay isku kooxda yihiin ee Marcus…
Read More » -
England
Dowlada Ingiriiska oo shaacisay waqtiga dib loo ciyaari doono horyaalka Premier League
(England) 11 Maajo 2020. Dowlada Ingiriiska ayaa ogolaatay in dib loo bilaabo xilli ciyaareedka horyaalka Premier League, waxaana uu bilaaban karaa…
Read More » -
England
Sidee ayay u muuqanaysaa SHAXDA Kooxda Liverpool marka lagu daro xiddigan oo si weyn ay u dooneyso?
(Liverpool) 11 Maajo 2020.Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaan damacsaneyn inuu isbadal weyn ku sameeyo kooxdiisa suuqa xagaaga ee…
Read More » -
Spain
Real Madrid oo markii ugu horreysay ku soo laabatay tababarka iyo Hazard oo ka qayb qaatay… (Daawo sawirrada)
(Madrid) 11 Maaajo 2020. Safka kooxda Real Madrid ayaa maanta ku soo laabtay tababarka kaddib laba bilood oo ay ka…
Read More » -
England
Real Madrid oo waqti cayiman u qabatay Arsenal si ay u kala caddeyso inay ka iibineyso Aubameyang
(London) 11 Maaajo 2020. Wararka ka imaanaya dalka Ingiriiska ayaa sheegaya in kooxda Real Madrid ay waqti go’an u qabatay…
Read More » -
England
Ryan Giggs oo daaha ka rogay xagaagii uu ku sigtay ku tagista Manchester United iyo sababtii u wacnayd
(Wales) 11 Maaajo 2020. Tababaraha xulka qaranka Wales ee Ryan Giggs ayaa shaaciyay in kaliya hal jeer uu ku sigtay…
Read More » -
England
Pep Guardiola oo weerar ku ah Bayern Munich… (Yuu ka doonayaa?)
(Manchester) 11 Maaajo 2020. Macallinka kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa baadi goob ugu jira saxiixyo cusub oo dhanka…
Read More »