Day: May 10, 2020
-
England
Liiska 10-ka heshiis ugu qaalisan ee ay sameysay kooxda Man United inta lagu gudi jiray xilligii Ferguson oo la shaaciyay
(Manchester) 10 Maajo 2020. Wargeyska “Daily Mirror” ee dalka England ayaa wuxuu daabacay liiska 10-ka heshiis ee ugu qaalisan taariikhda Manchester…
Read More » -
England
Vincent Kompany oo doortay daafaca ugu fiican taariikhda horyaalka Premier League
(England) 10 Maajo 2020. Daafaca reer Belgium ee Vincent Kompany ayaa doortay daafacii ugu fiicnaa taariikhda horyaalka Premier League. Kabtankii hore…
Read More » -
England
Petr Čech oo magacaabay xiddigii ugu adkaa uu kahor yimid inta uu ku gudi jiray xirfadiisa ciyaareed ee kubadda cagta
(London) 10 Maajo 2020. Goolhayihii hore kooxaha Chelsea iyo Arsenal ee Petr Čech ayaa doortay ciyaaryahankii ugu adkaa uu kahor…
Read More » -
England
Weeraryahanka Kooxda Inter Milan ee Lautaro Martinez oo iska diiday fursad uu ugu biiri lahaa Manchester United
(Milan) 10 Maajo 2020. Weeraryahanka kooxda Inter Milan ee Lautaro Martinez ayaa lagu soo warramayaa inuu iska diiday fursad uu ugu…
Read More » -
England
Halka sabab oo ay Real Madrid uga baxday xagaagan soo xero-gelinta saxiixa xiddiga Man United ee Paul Pogba oo shaaca laga qaaday
(Madrid) 10 Maajo 2020. Real Madrid ayaa lagu soo warramayaa inay marka raadineyso badalkiisa xiddiga Manchester United ee Paul Pogba, madaama…
Read More » -
England
Liverpool oo xiisaynaysa inay heshiis amaah ah kula soo wareegto xiddig khadka dhexe kaga ciyaara Kooxda Tottenham
(Liverpool) 10 Maajo 2020. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa lagu soo warramayaa inay doonayso inay heshiis amaah ah kula soo wareegto…
Read More » -
Champ' League
Taariikhda la dheeli doono kulanka ugu horreeya ee Champions League oo la shaaciyey… (Ka bogo Goorta iyo Goobta lagu ciyaarayo)
(Yurub) 10 Maajo 2020. Sida la shaaciyey waxaa bisha Agoosto dib u bilaabmi doona tartanka Champions League wareeggiisa 16-ka, iyadoo ay…
Read More »