Day: May 9, 2020
-
England
Waa kuwee xiddigaha ugu goolasha badan kooxda Arsenal 28 xilli ciyaareed oo Premier League ah?
(London) 09 Maajo 2020. Arsenal ayaa loo arkaa inay tahay mid ka mid ah kooxaha loogu daawashada jeclaa taariikhda horyaalka Premier…
Read More » -
France
Musharaxa madaxtinimada ee kooxda Barcelona oo sheegay midka uu doorbidayo Neymar Jr iyo Kylian Mbappé
(Barcelona) 09 Maajo 2020. Víctor Font oo ah musharraxa madaxtinimada ee Barcelona doorashooyinka soo socda ayaa sheegay in Xavi Hernandez…
Read More » -
England
Sida ay u muuqan karto shaxda Arsenal, haddii ay ku guuleysato saxiixyada xiddigaha ay bar-tilmaameedka ka dhiganeyso
(London) 09 Maajo 2020. Maalmihii la soo dhaafay ma jiro cod ka sarreeya aan aheyn hadal heynta ku saabsan suuqa kala…
Read More » -
Italy
Ronaldo Nazario oo shaaca ka qaaday shan xiddig oo mudnayd Ballon d’Or balse aanan ku guuleysan
(Brazil) 09 Maaajo 2020. Halyeyga reer Brazil ee Ronaldo Luís Nazário de Lima ayaa carrabka ku dhuftay shanti ciyaaryahan ee…
Read More » -
Spain
Mid ka mid ah xiddigaha Barcelona oo uu dhaawac ku soo gaaray tababarkii maanta… (Waa kuma?)
(Barcelona) 09 Maaajo 2020. Kooxda kubadd cagta Barcelona ayaa maalintii shalay oo Jimce ahayd billawday tababarka gaar-gaarka ah ee ciyaartoyda…
Read More » -
Italy
Inter Milan, Felipe Melo iyo Mario Balotelli oo cinwaanno aanan qurux badneyn ka helay buugga nolosha Giorgio Chiellini
(Turin) 09 Maaajo 2020. Difaaca kooxda Juventus Giorgio Chiellini ayaa buuggiisa ka sheekeynaya noloshiida ku soo bandhigay sheekooyin sameeyay cinwaanno…
Read More » -
Horyaallada
Dybala oo ku soo laabtay xerada tababarka Juventus, xilliga kooxaha ay billaabayaan tababarka iyo natiijada baaritaanka ciyaartoyda Napoli
(Turin) 09 Maaajo 2020. Ciyaaryahanka kooxda Juventus ee Paulo Dybala ayaa markii ugu horreysay soo gaaray xerada tababarka kooxdiisa maanta,…
Read More » -
Holland
Edwin van der Sar oo ka farxiyay kooxaha doonaya Van de Beek… (Iyo shuruudda hor taalla kooxaha)
(Amsterdam) 09 Maaajo 2020. Madaxa fulinta kooxda Ajax ee Edwin van der Sar ayaa xaqiijiyay in laacibka khadka dhexe ka…
Read More » -
England
Muxuu yahay qorshaha ay Man United ka leedahay Goolhayeheeda Dean Henderson?… (Miyey xagaagan dib u soo celinaysaa?)
(Manchester) 09 Maajo 2020. Manchester United ayaa lagu soo warramayaa inay diyaar u tahay inay Sheffield United sii haysato goolhayaheeda…
Read More » -
Horyaallada
Aabaha dhalay Xiddiga Real Madrid ee Luka Jovic oo shaaciyey goobta uu wiilkiisa ku soo gaaray dhaawac Jabka ah ee laga helay
(Madrid) 09 Maajo 2020. Aabaha dhalay Weeraryahanka Kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Luka Jovic, kaasoo lagu magacaabo Milan ayaa…
Read More »