Day: May 8, 2020
-
England
Gary Neville oo shaaca ka qaaday wadada kaliya ay Man United kula tartami karto Liverpool xilli ciyaareedka soo socda
(Manchester) 08 Maaajo 2020. Halyeeyga kooxda kubadda cagta Manchester United ee Gary Neville ayaa wuxuu shaaca ka qaaday waxa ay u…
Read More » -
Italy
Miralem Pjanić oo la ogaaday kooxda uu jecelyahay inuu ku biiro xilli ciyaareedka soo socda
(Barcelona) 08 Maaajo 2020. Sida ay shaaca ka qaadeen wargeysyada Talyaaniga maanta oo Jimco ah laacibka qadka dhexe kooxda Juventus ee…
Read More » -
Italy
Inter Milan oo ku dhawaaqday natiijada baaritaankii ciyaartoydeeda ee la xiriiray Coronavirus
(Milan) 08 Maaajo 2020. Kooxda kubadda cagta ee Inter Milan ayaa ku dhawaaqday natiijadii ka soo baxday baaritaannadii ay mareen…
Read More » -
Aasiya
Muddada la isticmaalayo shanta baddel, qaabka iyo waqtiyada gaarka ah ee la oggolyahay iyo xeerarka ku xeen daaban baddellada… (Shanta baddel oo la ansixiyay iyo VAR oo meel la iska dhigay)
(Zürich) 08 Maaajo 2020. Iyadoo la rajeynayo in kubadda cagta dib loo ciyaaro maaddaama dunida ay ka soo kabaneyso musiibadii…
Read More » -
England
Maxay tahay sababta aysan Real Madrid ula soo saxiixan doonin Paul Pogba?
(Madrid) 08 Maaajo 2020. Majaladda ugu afka dheer dalka Spain ee MARCA ayaa qalinka u qaadatay sababaha ay Real Madrid…
Read More » -
Spain
Waa sidee xaaladdii dhaawac ee Eden Hazard?
(Madrid) 08 Maaajo 2020. Laacibka kooxda Real Madrid ee Eden Hazard ayaa lagu soo warramayaa inuu taam u yahay dib…
Read More » -
Spain
Barcelona oo billawday tababarka kaddib natiijooyinkii baaritaanka coronavirus… (kaliya hal ciyaaryahan ayaa ka maqnaa?)
(Barcelona) 08 Maaajo 2020. Kooxda koowaad ee naadiga Barcelona ayaa markii ugu horreysay qaatay tababarka tan iyo 13-kii bishii Maarso.…
Read More » -
Aasiya
Billadda uu qaatay, waxyaabaha lagu baray tababarka iyo wax walba oo ku saabsan gabagabada tababarkii militari ee Son Heung-min… (+Sawiro)
(Jeju) 08 Maaajo 2020. Laacibka kooxda Tottenham Hotspur ee Son Heung-min ayaa ka soo gubday tababarkii waajibka ahaa ee militari…
Read More » -
England
Gary Neville oo weerar culus ku qaaday xiddiga reer Argentina ee Ángel Di María
(Manchester) 08 Maajo 2020. Halyeeyga kooxda kubadda cagta Manchester United ee Gary Neville ayaa weerar culus ku qaaday xiddiga reer Argentina…
Read More » -
England
Matić oo shaaca ka qaaday sababtii uu kaga soo dhaqaaqay Chelsea, isla markaana uu ugu biiray Man United
(Manchester) 08 Maajo 2020. Xiddiga kooxda kubadda cagta Man United ee Nemanja Matić ayaa sheegay in heshiiskii uu ku yimid…
Read More »