Day: May 6, 2020
-
France
Fabregas oo ka jawaabay hadalo uu sheegay Thibaut Courtois ee ka dhan ah kooxda Barcelona
(Spain) 06 Maaajo 2020. Xiddiga reer Spain ee Cesc Fabregas ayaa ka jawaabay hadalo uu sheegay Thibaut Courtois ee la xiriira…
Read More » -
England
Chelsea laacibkeeda Willian oo heshiiska shaqsiga la gaaray koox ka ciyaarta Premier League
(London) 06 Maaajo 2020. Laacibka kooxda Chelsea ee Willian ayaa dhowaanahan lala xiriirinayay u dhaqaaqista kooxaha kala ah Tottenham Hotspur…
Read More » -
Spain
Lionel Messi iyo Ciyaartoyda Barcelona oo ku soo laabtay xerada tababarka iyo arrinta ay kaga duwanaayeen xiddigaha Real Madrid
(Barcelona) 06 Maaajo 2020. Ciyaartoyda kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa ku soo laabtay xerada tababarka maanta si ay halkaas ugu…
Read More » -
Spain
Ramos iyo Benzema oo hoggaaminaya xiddigaha Real Madrid ee soo gaaray xerada tababarka
(Madrid) 06 Maaajo 2020. Kooxda koowaad ee Real Madrid iyo macallinkooda Zinedine Zidane, si la mid ah shaqaalaha caafimaadka kooxda…
Read More » -
England
FIFA oo baaritaan ku wadda heshiiska uu Bruno Fernandes ugu soo biiray Manchester United kaddib dacwad ka timid Sampdoria
(Zürich) 06 Maaajo 2020. Waxa uu baaritaan ku socdaa heshiiskii uu Bruno Fernandes ugu biiray kooxda Manchester United sida ay…
Read More » -
France
Isku dhaca agaasimaha PSG iyo Kylian Mbappe oo sabab u noqday in laacibka Faransiiska uu shuruud ku xiro heshiis kordhintiisa
(Paris) 06 Maaajo 2020. Weeraryahanka kooxda Paris Saint-Germain ee Kylian Mbappe ayaa lagu soo warramayaa inay xurguf kala dhaxeyso agaasimaha…
Read More » -
England
In Bayern heshiiska shaqsiga ah la gaartay Sane, qiimaha ay wada hadalka Man City ku billawday iyo sheeko walba oo ku saabsan heshiiskaas
(Munich) 06 Maaajo 2020. Warsidaha Jarmalka ka soo baxa ee SportBild ayaa tibaaxaya in kooxda Bayern Munich ay aad ugu…
Read More » -
France
Cesc Fabregas oo shaaca ka qaaday in Neymar Jr uu la heer yahay Ronaldinho
(Paris) 06 Maajo 2020. Cesc Fabregas oo hadda ka ciyaara Faransiiska ayaa shaaca ka qaaday in saaxiibkiisii hore ee Barcelona…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Kooxda Real Madrid oo u geeriyooday Coronavirus
(Madrid) 06 Maajo 2020. Real Madrid ayaa ku dhawaaqday in masuul kale oo kooxdeeda ah uu u geeriyooday caabuqa Coronavirus,…
Read More » -
Aasiya
Manchester City oo adeegsanaysa Nicolas Otamendi si ay gacanta ugu soo dhigto Lucas Martinez
(Manchester) 06 Maajo 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa Nicolas Otamendi u isticmaalaysa heshiiska ay doonayso inay kula soo…
Read More »