Day: May 5, 2020
-
England
Xiddig hore Man United ah oo shaaca ka qaaday in Taageerayaasha Liverpool ay ugu hanjabeen inay dili doonaan
(Manchester) 05 Maajo 2020. Halyeyga reer France iyo kooxda Manchester United ee Patrice Evra ayaa shaaca ka qaaday in jamaahiirta Liverpool…
Read More » -
Champ' League
Rio Ferdinand oo shaaca ka qaaday sir cusub oo layaab leh kuna saabsan dabeecadda Cristiano Ronaldo
(Yurub) 05 Maajo 2020. Halyeeyga kooxda kubadda cagta Manchester United ee Rio Ferdinand ayaa shaaca ka qaaday sir cusub layaab leh…
Read More » -
Afrika
Ciyaaryahan geeriyooday 2016 oo isagoo nool lagu arkay dalka Jarmalka
(Germany) 05 Maaajo 2020. Hiannick Kamba ayaa loo diiwaan galiyay inuu geeriyooday 9-kii Jannaayo ee sanadkii 2016, kaddib shil gaari…
Read More » -
France
Saddexdiisa dhalasho, xirfaddiisa ka hor kubadda cagta iyo waxa uu la wadaago Dembele… Toddobo waxyaabood oo aadan ka ogeyn Camavinga
(France) 05 Maaajo 2020. Ciyaaryahanka dhallinta yar ee Eduardo Camavinga ayaa ka mid ah xiddigaha ay sida daran u dooneyso…
Read More » -
Aasiya
Xavi iyo Eto’o oo ka sheekeystay sidii Guardiola looga dhaadhiciyay inuu sii heysto weeraryahankii hore ee Barca
(Doha) 05 Maaajo 2020. Ciyaartoydii hore ee Barcelona, Xavi Hernandez iyo Samuel Eto’o ayaa ka sheekeystay waxyaabo badan oo ku…
Read More » -
Spain
Go’aanka Barcelona ee suuqa kala iibsiga oo ku jira gacanta Mauricio Pochettino… (Sidee?)
(Barcelona) 05 Maaajo 2020. Xilli Barcelona lala xiriirinayo saxiixyo waaweyn oo ay ugu horreeyaan Lautaro Martinez iyo Neymar Jr, misena…
Read More » -
England
Jurgen Klopp oo ka jawaabay wararka Liverpool la xiriirnaya Kylian Mbappe iyo Jadon Sancho
(Liverpool) 05 Maaajo 2020. Muddooyinkii u dambeeyay waxaa soo if baxayay warar kooxda Liverpool la xiriirinaya la soo saxiixashada qaar…
Read More » -
Spain
Sergio Ramos oo bartay xirfad cusub intii lagu gudo jiray karaantiilka
(Madrid) 05 Maaajo 2020. Ciyaartoyda kubadda cagta ayaa siyaabo kala duwan uga faa’ideystay maalmaha ay dunida u kala xiran tahay…
Read More » -
Italy
Lautaro Martinez oo iska diiday inuu wadahadallo heshiis kordhin ah la galo Kooxdiisa Inter Milan
(Milan) 05 Maajo 2020. Sida wararku ay sheegayaan Weeraryahanka kooxda Inter Milan ee Lautaro Martinez ayaa iska diiday inuu galo…
Read More » -
Horyaallada
Arturo Vidal oo Albaabada u furay inuu ka tago Kooxda Barcelona
(Barcelona) 05 Maajo 2020. Laacibka khadka dhexe ee Kooxda Barcelona, Arturo Vidal ayaa la soo warinayaa inuu albaabada u furay…
Read More »