Day: May 3, 2020
-
England
Liiska 10-ka xiddig ee qadka dhexe ugu qaalisan adduunka xilligan oo la shaaciyay… (Imise ciyaartoy ayaa ugu jirta Barcelona iyo Real Madrid?)
(Yurub) 03 Maajo 2020. Xiddiga reer Belguim iyo kooxda Manchester City ee Kevin De Bruyne ayaa hoggaaminaya liiska xiddigaha qadka dhexe…
Read More » -
Italy
Hernán Crespo oo kala doortay xiddigaha Griezmann iyo Martínez
(Yurub) 03 Maajo 2020. Weeraryahankii hore kooxda Inter Milan iyo xulka qaranka Argantina ee Hernán Crespo ayaa doortay kan fiican xiddigaha…
Read More » -
Champ' League
De Bruyne oo ka nixiyay Manchester City, kaddib markii uu ka hadlay mustaqbalkiisa kooxda
(Manchester) 03 Maajo 2020. Xiddiga reer Belgium iyo kooxda kubadda cagta Manchester City ee Kevin De Bruyne ayaa qirtay inuu ka…
Read More » -
England
Sergio Aguero oo ammaan kala dul dhacay xiddig ka mid ah haldoorrada Liverpool
(Manchester) 03 Maaajo 2020. Weeraryahanka kooxda Manchester City ee Sergio Aguero ayaa ammaan ballaaran kala dul dhacay xiddiga kooxda Liverpool…
Read More » -
England
Man United oo mid ka mid ah xiddigaha PSG u sameysay ballan qaad weyn si uu ugu soo biiro
(Manchester) 03 Maaajo 2020. Manchester United ayaa ka mid ah kooxaha Ingiriiska ka dhisan kuwaas oo si aad ah ugu…
Read More » -
England
Chelsea oo qalbi jab kala kulantay saxiixa xiddig ay ka doonayeen Barcelona
(Barcelona) 03 Maaajo 2020. Tababaraha kooxda Chelsea ee Frank Lampard ayaa doonaya inuu xilli ciyaareedkan dib u qaabeyn xooggan ku…
Read More » -
Horyaallada
Dowladda Talyaaniga oo go’aan ka soo saaraty xilliga ay kooxaha Serie A billaabayaan tababarka
(Roma) 03 Maaajo 2020. Dowladda dalka Talyaaniga ayaa nalka cagaaran u shidday kooxaha ka ciyaara horyaalka Serie A iyadoo u…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Xiddiga Kooxda Arsenal ee Mesut Ozil oo gargaar afur ah ka qeybinaya Magaalada Muqdisho
(Muqdisho) 03 Maajo 2020. Laacibka khadka dhexe ka ciyaara ee Mesut Ozil ayaa gargaar loogu talo galay bisha Barakaysan ee…
Read More » -
Horyaallada
Kooxda Barcelona oo horumar ka sameysay raacdadii ay ugu jirtay xiddig ka tirsan Juventus
(Barcelona) 03 Maajo 2020. Kooxda Barcelona ayaa lagu soo waramayaa inay horumar la taaban karo ka sameysay raacdadii ay ugu…
Read More » -
England
Real Madrid oo miiska saareysa 70 milyan oo gini si ay u hesho xiddig ka tirsan Kooxda Manchester United
(Madrid) 03 Maajo 2020. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa lagu soo warramayaa inay isku diyaarinayso inay 70 milyan oo…
Read More »