Day: May 2, 2020
-
England
Roy Keane oo shaaciyay halka koox ee uu ka shallaaysan yahay inuusan ku biirin
(Manchester) 02 Maajo 2020. Halyeeyga kooxda kubadda cagta Manchester United iyo xulka qaranka Ireland ee Roy Keane ayaa shaaca ka qaaday…
Read More » -
England
Kepa Arrizabalaga oo afka furtay kana hadlay xiriirka u dhaxeeya isaga iyo tababare Frank Lampard
(London) 02 Maajo 2020. Goolhayaha kooxda kubadda cagta Chelsea ee Kepa Arrizabalaga ayaa rajeynaya inuu kusii nagaado Galbeedka Magaalada London…
Read More » -
Ameerika
Muxuu ahaa heshiiskii la yaabka lahaa ee uu Ronaldinhola la galay kooxda Flamengo?
(Brazil) 02 Maajo 2020. Ronaldinho ayaa Flamengo la galay heshiis la yaab leh markii uu ku biirayay, waxaana heshiiska uu haleyga…
Read More » -
England
Juventus oo dooneysa in Man United ay Pogba kaga qaataan iyagoo aanan lacag siinin, iyo koox kale oo qorshahaas la fahansan
(Turin) 02 Maajo 2020. TV-ga Talyaaniga ah ee Rai Sport ayaa sheegay in kooxda Juventus ay kaliya diyaarineyso dalabyo heshiis…
Read More » -
Champ' League
Jose Mourinho oo shaaca ka qaaday kulanka kaliya uu guuldarro darteed la ooyay
(Madrid) 02 Maajo 2020. Macalinka reer Portugal ee Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday xilliga kaliya uu u ooyay sababa…
Read More » -
England
Willian oo ka jawaabay ku biirista kooxda Arsenal… (Miyuu ogolaaday inuu Emirates u dhaqaaqo?)
(London) 2 Maajo 2020. Laacibka kooxda Chelsea ee Willian ayaa dhowaanahan lala xiriirinayay inuu u dhaqaaqi doono kooxda Arsenal kaddib marka…
Read More » -
Germany
Majaladda Sport oo baahisay sababta ay Barcelona u dooneyso saxiixa Jadon Sancho
(Barcelona) 2 Maajo 2020. Kooxda Barcelona ayaa lagu soo warramayaa inay si daran u raadineyso laacibka kooxda Borussia Dortmund ee…
Read More » -
Italy
Lautaro oo u caddeeyay Inter Milan go’aanka mustaqbalkiisa iyo inuu Barcelona ku biirayo.
(Milan) 2 Maajo 2020. Warbaahinta dalka Spain ayaa warinaya in Lautaro Martinez uu horraan doortay ku biirista kooxda Barcelona, isagoo iska…
Read More » -
England
Kooxda Chelsea oo wadahadallo heshiis kordhin ah kula jirta mid ka mid ah Weeraryahannadeeda
(London) 02 Maajo 2020. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay wadahadallo horumar leh kula jirto Weeraryahankeeda Tammy…
Read More » -
Ameerika
Waa kuma xiddiga ka tirsan Kooxda Real Madrid ee xaqiijiyey inuu xiiseynayo u dhaqaaqista horyaalka MLS-ka Mareykanka?
(Madrid) 02 Maajo 2020. Ciyaaryahan ka tirsan kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa la soo warinayaa inuu xiiseynayo inuu u…
Read More »