Day: May 1, 2020
-
England
Jamie Carragher oo cadeeyay booska ay u baahan tahay Liverpool in laga xoojiyo
(Liverpool)01 Maajo 2020. Halyeeyga kooxda kubadda cagta Liverpool ee Jamie Carragher ayaa shaaca ka qaaday booska ay Reds u baahan tahay…
Read More » -
England
Maamulka Premier League oo xaqiijiyay in kooxaha ay isku raaceen in horyaalka la dhammeystiro xilli ciyaareedkan
(London) 1 Maajo 2020. Maamulka Premier League ayaa si rasmi ah u shaaciyay in dhammaan kooxaha horyaalka ay isku raaceen in…
Read More » -
England
Iska illow Man United iyo Chelsea, Koulibaly oo xiiso kale ka helaya Premier League
(Napoli) 1 Maajo 2020. Difaaca kooxda Napoli ee Kalidou Koulibaly ayaa bartilmaameed u ah kooxo badan oo qaaradda Yurub ka…
Read More » -
Spain
Lucas Vazquez oo digniin iyo hanjabaad u diray kooxda Barcelona
(Madrid) 1 Maajo 2020. Shaki kuma jiro xifaaltanka u dhexeeya kooxaha Barcelona iyo Real Madrid, si la mid ah ciyaartoyda u…
Read More » -
England
Man United oo wajaheysa culeys la xiriira saxiixa Sancho, Barca oo isticmaaleysa xal macquul ah iyo Real Madrid ku soo biirtay loollankiisa
(Germany) 1 Maajo 2020. Damacii Manchester United ee la xiriiray soo xero gelinta Jadon Sancho ayaa noqotay mid sii adkaatay…
Read More » -
England
Rio Ferdinand oo go’aamiyay waxa ay Man United u baahan tahay si ay ugu tartanto hanashada Premier League
(Manchester) 01 Maajo 2020. Halyeeyga kooxda Manchester United ee Rio Ferdinand ayaa go’aamiyay waxa ay Red Devils u baahan tahay si…
Read More » -
England
Dietmar Hamann oo si cad u sheegay sababta uusan ugu qalmin Timo Werner inuu ku biiro Liverpool
(Liverpool) 01 Maajo 2020. Halyeeyga kooxda kubadda cagta Liverpool ee Dietmar Hamann ayaa rumeysan in weeraryahanka RB Leipzig ee Timo Werner…
Read More » -
England
“Waxaan ku fikiray inaan kaga tago Chelsea sababtan darteed” – Jorginho
(London) 01 Maajo 2020. Xiddiga heerka caalami ee dalka Talyaaniga iyo kooxda Chelsea ee Jorginho ayaa carabka ku adkeeyay inuu ku…
Read More » -
England
Totti oo ka sheekeeyay sababta ku qasabtay Saalax inuu ka tago kooxda Roma saddex sano ka hor
(Roma) 01 Maajo 2020. Halyeeyga reer Talyaani iyo kooxda AS Roma ee Francesco Totti ayaa shaaca ka qaaday sababta uu uga…
Read More »