Day: April 29, 2020
-
England
Wax ka ogoow xiddigaha ugu goolasha badan kooxda Man United 28 xilli ciyaareed oo Premier League ah
(Manchester) 29 Abril 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa heysata rikoorro badan oo taariikhda horyaalka Premier League ah, iyada oo…
Read More » -
France
Mbappé oo shaaca ka qaaday labada xiddig uu ku dhiirado, isla markaana uu ku daydo
(Paris) 29 Abril 2020. Weeraryahanka kooxda Paris Saint-Germain ee Kylian Mbappé ayaa xaqiijiyay inuu heysto dhiirogalinta xiddigaha Cristiano Ronaldo iyo Neymar…
Read More » -
France
“Neymar wuxuu haystaa waxa ay ku qaadanayso inuu noqdo kan ugu fiican Adduunka” – Unai Emery
(Yurub) 29 Abril 2020. Macalinkii hore kooxda Paris Saint-Germain ee reer Spain Unai Emery ayaa sheegay waxa uu heysto Neymar Jr…
Read More » -
England
Dimitar Berbatov oo shaaca ka qaaday doorkii uu ku lahaa in Man United ay la soo saxiixato Anthony Martial
(Manchester) 29 Abril 2020. Laacibkii hore kooxda kubadda cagta Manchester United iyo xulka qaranka Bulgaria ee Dimitar Berbatov, ayaa shaaca ka…
Read More » -
England
Sane oo Taleefoon kula hadlay xubin muhiim ka ah qolka labiska Kooxda Bayern Munich… (Muxuu kala hadlay?)
(Manchester) 29 Abril 2020. Laacibka garabka kaga ciyaara Manchester City ee Leroy Sane ayaa qadka taleefanka kula hadlay muddo 30…
Read More » -
Spain
Barcelona oo go’aan lama filaan ah ka gaartay mustaqbalka Philippe Coutinho
(Barcelona) 29 Abril 2020. Waxaa si aad ah dhowaanahan cirka isugu shareeray hadal heynta mustaqbalka Philippe Coutinho, kaasoo lala xiriirinayo…
Read More » -
England
Booliska magaalada Liverpool oo ka walaacsan saameynta ka dhalaneyso in Reds ay hanato Premier League
(Liverpool) 29 Abril 2020. Booliska magaalada Liverpool ayaa ka sii digaya cabsida ay ka qabaan in taageerayaasha kooxda Liverpool FC…
Read More » -
Aasiya
Dilkii Jamal Khashoggi, dacwad looga geeyay Premier League, xuquuq ganacsi oo ay lunsadeen iyo caqabadaha ka hor taagan maal-qabeenka Sucuudiyaanka inuu la wareego Newcastle
(England) 29 Abril 2020. Wariyihii la dilay ee Jamal Khashoggi gabadhii uu la haasaawayay ayaa maamulka Premier League kula doodday…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Paulo Dybala oo markii afaraad laga helay Coronavirus muddo lix todobaad gudahood ah
(Turin) 29 Abril 2020. Sida wararku ay sheegayaa ciyaaryahan Dybala ayaa laga helay caabuqa coronavirus markii afaraad muddo lix todobaad…
Read More » -
England
Real Madrid oo Kooxda Arsenal u sheegtay qiimaha ay ku iibsan karaan Dani Ceballos
(London) 29 Abril 2020. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in loo sheegay inay ku qasban tahay in…
Read More »