Day: April 28, 2020
-
England
“Waxaan u qalmay inaan garaaco Maxamed Saalax” – Kevin De Bruyne
(Manchester) 28 Abril 2020. Kubad sameeyaha kooxda Manchester City iyo xulka qaranka Belgium ee Kevin De Bruyne ayaa ka hadlay guuldarradii…
Read More » -
France
DEG DEG: Mid ka mid ah Shanta horyaal ee ugu waa weyn qaaradda Yurub oo la soo af jaray
(Yurub) 28 Abril 2020 Ra’iisal-wasaaraha dalka Faransiiska ee Édouard Philippe ayaa ku dhowaaqay in guud ahaan dhacdooyinka ciyaaraha noocyadooda kala duwan…
Read More » -
Italy
Barcelona oo ogolaatay inay iska iibiso mid ka mid ah xiddigaheeda xagaagan
(Barcelona) 28 Abril 2020. Sida ay shaacisay saxaafada Spain kooxda Barcelona ayaa go’aansatay inay iska iibiso xiddiga reer Brazil ee Arthur…
Read More » -
England
Rio Ferdinand oo sheegay inuusan wali cafin John Terry kaddib falkii uu kula kacay walaalkiis 10 sano kahor
(England) 28 Abril 2020. Halyeeyga kooxda Manchester United ee Rio Ferdinand ayaa xaqiijiyay in uusan wali cafin John Terry, kaddib…
Read More » -
England
Kooxda Manchester United oo indhaha ku haysa xiddig ka ciyaara Talyaaniga, kaasoo kaga raqiisan Jadon Sancho
(Manchester) 28 Abril 2020. Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay u aqoonsatay garabka Kooxda Fiorentina ee Federico Chiesa inuu…
Read More » -
England
Ciyaaryahan horay ugu soo ciyaaray Kooxaha Liverpool iyo Manchester City oo maanta geeriyooday
(Madrid) 28 Abril 2020. Ciyaaryahankii hore ee Kooxaha Liverpool iyo Manchester City ee Michael Robinson ayaa la xaqiijiyey geeridiisa. Muddo…
Read More » -
England
Kooxda Liverpool oo wadahadallo la bilowday laacib 21-sano jir Afrikaan ah oo ka ciyaara Waddanka Faransiiska
(Liverpool) 28 Abril 2020. Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay wadahadallo la furtay weeraryahanka Lille ee Victor Osimhen, kaasoo sidoo…
Read More » -
England
Man United, Real Madrid iyo Juventus oo iskula dheggan saxiixa xiddig ka tirsan Kooxda Ajax
(Amsterdam) 28 Abril 2020. Sida wararku ay sheegaan Kooxaha Manchester United, Real Madrid iyo Juventus ayaa iskula dheggan saxiix xiddig…
Read More » -
Aasiya
Ciyaaraha Olombikada ee Tokyo oo la qorsheynayo in gabi ahaanba la kansalo haddii…
(Tokyo) 28 Abril 2020. Sida warbixinnadu ay tilmaamayaan Ciyaraha Olombikada ee Tokyo ayaa la qorsheyanayaa in la kansalo haddii faafaha…
Read More » -
England
Dani Ceballos: “Xiddigaha Arsenal waxay lahaayeen astaamaha Covid-19, laakiin lama baarin”
(London) 28 Abril 2020. Xiddiga khadka dhexe ee reer Spain, Dani Ceballos ayaa shaaca ka qaaday in ciyaartoyda Arsenal ay…
Read More »