Day: April 27, 2020
-
England
Maxay tahay talada uu Rio Ferdinand siiyay Paul Pogba ee ku aaddan mustaqbalkiisa?
(Manchester) 27 Abril 2020. Halyeyga kooxda kubadda cagta Manchester United ee Rio Ferdinand ayaa kula taliyey Paul Pogba inuu isagu iska…
Read More » -
England
Halyey Man United ah oo sabab u noqday in Henderson uu diido inuu maaliyada ka baddesho Lionel Messi
(Liverpool) 27 Abril 2020. Kabtanka Liverpool ee Jordan Henderson ayaa sheegay inuu diiday inuu maaliyada ka baddasho dhiggiisa kooxda Barcelona…
Read More » -
Italy
Macalin horey u soo maamulay Real Madrid oo kula taliyay Lautaro Martínez inuu iska indho tiro Barcelona
(Milano) 27 Abril 2020. Macalin hore ee kooxda Real Madrid ah ayaa kula taliyay weeraryahanka reer Argantina ee Lautaro Martínez, inuu…
Read More » -
Spain
Raphael Varane oo isha ku haya rikoorka ugu muhiimsan Real Madrid
(Madrid) 27 Abril 2020. Difaaca Real Madrid ee Raphael Varane ayaa had iyo jeer ammaan ku muteysta guulaha uu la…
Read More » -
England
Rafael oo hal arrin ku dhaleeceeyay maamulka kooxda Manchester United
(Manchester) 27 Abril 2020. Ciyaaryahankii hore kooxda kubadda cagta Manchester United ee Rafael ayaa dhaleeceeyay siyaasada maamulka Red Devils ee…
Read More » -
England
Xilliga ay dib u billaabi doonaan horyaalka iyo in baddellad la kordhin doono… (The Sun oo daaha ka rogtay qorshaha Premier League)
(England) 27 Abril 2020. Kooxaha Premier League ayaa toddobaadkan ku balansan kulankii ugu dambeeyay ee ay kaga doodayaan dib u…
Read More » -
Horyaallada
RASMI: Taariikhda rasmiga ah ee ay kooxaha Serie A billaabi doonin tababarka oo la shaaciyay
(Italy) 27 Abril 2020. Dowladda dalka Talyaaniga ayaa foodda gelineysa wejiga labaad ee ka fal-celinta faafaha coronavirus laga billaabo 4-ta…
Read More » -
Horyaallada
Jariiradda Tuttosport oo shaacisay haddii Cristiano Ronaldo uu sii joogo doono Magaalada Turin
(Turin) 27 Abril 2020. Wararkii ugu dambeeyey ee laga helayo Magaalada Turin ayaa sheegaya in Cristiano Ronaldo uu sii joogi…
Read More » -
England
Sida ay u muuqan lahayd Shaxda Kooxda Sampdoria haddii aysan iska iibin lahayn xiddigaheeda… (Bruno, Icardi & Torreira oo ka mid ah!)
(Genoa) 27 Abril 2020. Kooxda kubadda cagta Sampdoria ayaa la shaaciyey qaabka ay u muuqan lahayd shaxdeeda safka hore haddii…
Read More » -
England
Kooxda Arsenal oo hoggaanka u haysa tartanka loogu jiro saxiixa laacibka Chelsea ee William
(London) 27 Abril 2020. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa lagu soo warramaya inay aad u xiiseynayso saxiixa xiddiga naadiga Chelsea…
Read More »