Day: April 26, 2020
-
England
Iska ilow Messi iyo CR7, Jose Mourinho oo tilmaamay laacibka ugu wanaagsan kubadda cagta
(Yurub) 26 Abril 2020. Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo ayaa ah xiddigaha ugu wanaagsan kubadda cagta xilligan, balse waxaa ay…
Read More » -
England
Sida ay u muuqan karto shaxda kooxda Chelsea kaddib marka ay ka soo adeegato suuqa xagaaga
(London) 26 Abril 2020. Kooxda reer England ee Chelsea ayaa dooneysa inay si xoogan ugu soo laabato u dagaalamida dhamaan…
Read More » -
England
David Silva oo ammaan weyn ka helay xiddig ka tirsan kooxda Manchester City
(Manchester) 26 Abril 2020. Xiddiga kooxda kubadda cagta Manchester City ee Raheem Sterling ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in qof…
Read More » -
England
Xiddig ka tirsan Manchester United oo laga baaray coronavirus kaddib labo toddobaad oo uu karaantiil ku jiray
(Manchester) 26 Abril 2020. Xanuunka coronavirus ayaa wali si kala joogsi la’aan ah ugu fidaya dunida dacalladeeda, waxaana uu saameeyay…
Read More » -
England
Klopp oo taleefoonka ka wacay aabbaha dhalay Kylian Mbappe… (Muxuu kala hadlay?)
(Liverpool) 26 Abril 2020. Macallinka kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa lagu soo warramayaa inuu la xiriiray xiddigga Paris Saint-Germain…
Read More » -
France
De Ligt oo dhageysanaya dalabaadka Barcelona, Juve oo halkaas fursad ka eeganeysa, iyo sida ay Barca u xallin doonto xaaladda Neymar iyo Lautaro
(Barcelona) 26 Abril 2020. Waxaa lagu soo warramayaa in kooxda Barcelona ay kula jirto Juventus wada-xaajood ku aaddan difaaca dhallinta…
Read More » -
England
“Waxaan casharro ku saabsan sida loo sii fiicnaado ka qaadanayaa Ronaldo inta lagu jiro Karaantiilka” – Xiddig ka tirsan Man Utd
(Manchester) 26 Abril 2020. Ciyaaryahanka Kooxda kubadda cagta Manchester United ee Scott McTominay ayaa shaaca ka qaaday inuu casharro ku…
Read More » -
England
Koox ka dhisan horyaalka Ingiriiska oo wadda wadahadallo ay kula soo saxiixanayso xiddiga Barca ee Ivan Rakitic
(Barcelona) 26 Abril 2020. Kooxda kubadda cagta Tottenham Hotspur ayaa lagu soo waramayaa inay tahay kooxdii ugu dambeysay ee diiwaangashata…
Read More » -
France
Kylian Mbappe oo muuqaal laga soo bandhigay isagoo baranaya luqadda Spanish-ka… (Real Madrid oo mideynaysa Mbappe & Haaland?)
(Munich) 26 Abril 2020. Real Madrid ayaa diyaarineysa qorshayaal hammi ah oo ay ku mideyneyso Kylian Mbappe iyo Erling Haaland…
Read More » -
Aasiya
Son Heung-Min oo soo bandhigay qaabka cusub oo uu timaha u sameystay muddada uu marayo tababarka Milatari
(Seoul) 26 Abril 2020. Ciyaaryahanka kooxda Tottenham ee Son Heung-Min ayaa soo bandhigay qaabka cusub ee uu timaha u hagaajistay…
Read More »