Day: April 25, 2020
-
England
25-kii ciyaaryahan ee ugu wanaagsanaa rubac qarnigii la soo dhaafay oo la shaaciyay… (Barca & Real oo boosaska ugu badan ku leh)
(Yurub) 25 Abril 2020. Majalada caanka ah ee “FourFourTwo” ayaa daabacday liiska 25-kii ciyaaryahan ee ugu wanaagsanaa 25-kii sano ee…
Read More » -
England
Raheem Sterling oo doonaya maaliyadda hal ciyaaryahan… (Wuxuuna shaaca ka qaaday xiddigii uu jeclaa carruurnimadiisa)
(Manchester) 25 Abril 2020. Xiddiga kooxda Manchester City ee Raheem Sterling ayaa sheegay in hal maaliyada oo kaliya ay ka…
Read More » -
England
Bartilmaameedka kooxaha Barcelona, Real Madrid iyo Man City oo 100 milyan la dul dhigay
(Yurub) 25 Abril 2020. Inta ugu badan kooxaha qaaradda Yurub ayaa doonaya inay sameeyaan saxiixyo kala duwan si ay u…
Read More » -
Spain
Dowladda Spain oo hor istaagtay in xiddigaha La Liga ka ciyaara laga baaro Coronavirus
(Spain) 25 Abril 2020. Dowladda dalka Spain ayaa maamulka La Liga ka joojisay qorshahoodii ahaa in xiddigaha horyaalka ka ciyaara…
Read More » -
England
Chelsea oo ku dhawaaqday go’aankeeda mushahar jaridda ciyaartoyda
(England) 25 Abril 2020. Iyadoo wali lagu la dagaallanka cudurka musiibada ah ee coronavirus, misena kooxaha qaar ayaa ka fikiraya…
Read More » -
England
Guardiola oo u biro-tumanaya soo xero galinta mid ka mid ah daafacyada ugu wanaagsan qaaradda Yurub
(Manchester) 25 Abril 2020. Tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa dadaal ugu jira sidii uu ku xallin lahaa…
Read More » -
Horyaallada
Juventus oo ciyaaryahanno soo bandhigaysa si ay ula saxiixato Arthur & Barca oo weli ku riyoonaysa De Ligt
(Turin) 25 Abril 2020. Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa la soo warinayaa inay soo bandhigayso qaar ka dmi ah xiddigaheeda…
Read More » -
England
Horyaalka Premier League oo todobaadyo kaddib bilaabanaya & Jamaahiirta Kooxda Liverpool oo laga farxiyey
(London) 25 Abril 2020. Jamaahiirta kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa laga farxiyey, waxaana ay arki karaan kooxdooda oo horyaalka Premier…
Read More » -
Germany
Kooxda Borussia Dortmund oo heshiis cusub oo ay mushaharka ugu kordhinayso ka saxiixanaysa Roman Bürki
(Dortmund) 25 Abril 2020. Kooxda kubadda cagta Borussia Dortmund ayaa lagus oo warmayaa inay heshiis cusub oo ay mushaharka ugu…
Read More » -
England
Kooxda Arsenal oo 30 milyan oo euro ugu dhaqaaqeysa soo xero-gelinta xiddig ka ciyaara dalka Spain
(London) 25 Abril 2020. Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay ka fiirsanayso inay xagaaga u dhaqaaqdo daafaca dhexe ee kooxda…
Read More »