Day: April 24, 2020
-
England
Maxay tahay aragtida yaabka leh ee Roy Keane uu ka qabo xaaladda Ozil iyo Arsenal?
(London) 24 Abril 2020. Halyeyga Manchester United ee Roy Keane ayaa gaashaanka u daruuray eedeymaha loo soo jeediyo ciyaartoyda waaweyn…
Read More » -
Holland
RASMI: Mid ka mid ah horyaallada waa weyn ee Yurub oo la kansalay
(Yurub) 24 Abril 2020. Iyadoo faafaha Coronavirus uu fara ba’an ku hayey caalamka waxaa hadda la kansalay mid ka mid ah…
Read More » -
Germany
RASMI: Bayern Munich oo shaacisay in Coutinho uu mari doono qaliin iyo muddada uu garoomada ka maqnaan doono
(Bayern) 24 Abril 2020. Philippe Coutinho ayaa la xaqiijiyay inuu maray qaliin dhanka canqowga midig ah, isla markaana uu garoomada ka…
Read More » -
England
Laacib hore ee kooxda Liverpool ah oo codsaday in la go’aamiyo mustaqbalka Sadio Mané
(Liverpool) 24 Abril 2020. Halyeyga kooxda kubadda cagta Liverpool ee Stephen Warnock ayaa ka codsaday maamulka Reds inay go’aamiyaan mustaqbalka laacibka…
Read More » -
Spain
“Messi waa beenlow kiciye ah” – Xiddig hore ee kooxda Real Madrid ah
(Spain) 24 Abril 2020. Goolhaayihii hore kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Jerzy Dudek ayaa hadalo kulul ku tuuray xiddiga reer…
Read More » -
Spain
Waa goormee taariikhda rasmiga ah oo ay Real Madrid bilaabeyso tababarka?
(Madrid) 24 Abril 2020. Xerada tababarka kooxda Real Madrid ee Valdebebas ayaa diyaar garow u galeysa soo dhoweynta safka kooxda…
Read More » -
England
Juventus iyo Barcelona oo ciyaartoy is dhaafsanaya
(Yurub) 24 Abril 2020. Kooxaha kubadda cagta ee Juventus iyo Barcelona ayaa ka doodaya is dhaafsiga ciyaartoyda khadka dhexe ka…
Read More » -
England
Liverpool oo ogeysiisay Philippe Coutinho qorshahooda dib ula soo saxiixashada
(Liverpool) 24 Abril 2020. Naadiga Liverpool ayaa lagu soo warramayaa inay xiriir la sameysay xiddiggeedii hore ee Philippe Coutinho si…
Read More » -
England
Halyey Barcelona ah oo sheegay kooxda ay tahay inuu ku biiro Coutinho, si uu markale horumar u sameeyo
(Barcelona) 24 Abril 2020. Halyey kooxda Barcelona ah ayaa aaminsan in Philippe Coutinho oo hadda qaab amaah ahaan ku joogo Bayern…
Read More » -
England
“Xiddigaha Chelsea way ooyeen kaddib markii Jose Mourinho la ceyriyay” – John Terry
(London) 24 Abril 2020. Xiddigii hore kooxda Chelsea ee John Terry ayaa shaaca ka qaaday xaaladii murugada aheyd oo ay galeen…
Read More »